{"id":46809,"date":"2018-05-29T00:12:39","date_gmt":"2018-05-28T21:12:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46809"},"modified":"2018-05-29T00:40:19","modified_gmt":"2018-05-28T21:40:19","slug":"khilaafka-madaxda-sare-ee-maamulka-galmudug-oo-wali-aan-xal-iyo-isfaham-laga-gaarin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/khilaafka-madaxda-sare-ee-maamulka-galmudug-oo-wali-aan-xal-iyo-isfaham-laga-gaarin\/","title":{"rendered":"Khilaafka Madaxda Sare ee Maamulka Galmudug oo Wali Aan Xal iyo Isfaham Laga Gaarin."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/madaxda-galmudug.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/madaxda-galmudug.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/madaxda-galmudug.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/madaxda-galmudug-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Magaalooyin Cadaado iyo Dhuusa-Mareeb oo ay kala fadhiyaan mas\u2019uuliyiinta ugu sareysa maamulka Galmudug ayaa waxaa ka soconaya dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo iska soo horjeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Cadaado ayaa waxaa saacadihii ugu danbeeyay gaaray qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Galmudug, iyaga oo ka jawaabaya baaqa guddoomiyaha baarlamaanka Cali Gacal Casir, waxaana lagu wadaa in maalinta barri ah uu halkaa shir uga furmo xildhibaannada Galmudug oo ka arinsanaya khilaafka soo kala dhaxgalay maamulka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne kuxigeenka iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ku tilmaamay heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Suna in la baal maray, iyagoo ka soo horjeeda awoodihii maamulkaas oo hal dhinac galay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Galmudug Xaaf iyo madaxa Xukuumadda Sheekh Shaakir oo isku dhac ayaa ku adkeysnay in heshiiskaasi waafaqsan yahay wada hadalladii Jabuuti ee markii danbe lagu dhameystiray xarunta madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wajaheysa eedeymo la xiriira inay faragelineyso arrimaha Galmudug oo muddo 8 bilood kaddib uu dib u soo cusboonaaday khilaafkii ka dhex taagnaa madaxda maamulkaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46704\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46704\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalooyin Cadaado iyo Dhuusa-Mareeb oo ay kala fadhiyaan mas\u2019uuliyiinta ugu sareysa maamulka Galmudug ayaa waxaa ka soconaya dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo iska soo horjeeda. Magaalada Cadaado ayaa waxaa saacadihii ugu danbeeyay gaaray qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Galmudug, iyaga oo ka jawaabaya baaqa guddoomiyaha baarlamaanka Cali Gacal Casir, waxaana lagu wadaa in maalinta barri ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46810,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46809","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46809","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46809"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46809\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46811,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46809\/revisions\/46811"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46810"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}