{"id":46781,"date":"2018-05-28T00:17:36","date_gmt":"2018-05-27T21:17:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46781"},"modified":"2018-05-28T01:54:11","modified_gmt":"2018-05-27T22:54:11","slug":"dawladda-dalka-qatar-oo-gabi-ahaan-joojisey-waxyaabaha-ay-soo-saaraan-isbaheysiga-sanad-ka-hor-godoomiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/dawladda-dalka-qatar-oo-gabi-ahaan-joojisey-waxyaabaha-ay-soo-saaraan-isbaheysiga-sanad-ka-hor-godoomiyey\/","title":{"rendered":"Dawladda Dalka Qatar oo Gabi ahaan Joojisey Waxyaabaha ay Soo Saaraan Isbaheysiga Sanad ka Hor Go&#8217;doomiyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/qatar-goaan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft  wp-image-46782\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/qatar-goaan.jpg\" alt=\"\" width=\"891\" height=\"502\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/qatar-goaan.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/qatar-goaan-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 891px) 100vw, 891px\" \/><\/a>Qatar ayaa gabi ahanba dalkeeda ka mamnuucday badeecadaha iyo alaabaha ay soo saaraan Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ee sanad ka hor go\u2019doomiyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">War ay soo saartay xukuumadda Doxa ayaa lagu sheegay in badeecadaha ay soo saaraan dalalka Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ee lagu iibiyo dukaamada waa weyn ee dalkaas laga saaro, wixii hadda ka dambeeya ay mamnuuc yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Wasiirka Dhaqaalaha Qatar ayaa sheegay in wixii badeecado ah ee afarta dal laga soo dhoofiyo, si dedeg ah looga saaro dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintan ayaa daba socota khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya dalalka Khaliijka, kaasoo ka dhashay markii Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ay xiriirka u jareen Qatar, iyagoo ku eedeeyay inay taageerto argagixisada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qatar ayaa markii cunaqabateynta ay ku soo rogeen Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka, waxaa badeecadaha iyo agabyada kale ee ay u baahan tahay ka soo iibsataa dalalka Turkiga iyo Iiraan oo ay xiriir dhow la leedahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46704\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46704\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Qatar ayaa gabi ahanba dalkeeda ka mamnuucday badeecadaha iyo alaabaha ay soo saaraan Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ee sanad ka hor go\u2019doomiyay. War ay soo saartay xukuumadda Doxa ayaa lagu sheegay in badeecadaha ay soo saaraan dalalka Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ee lagu iibiyo dukaamada waa weyn ee dalkaas laga saaro, wixii hadda ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46782,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46781","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46781","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46781"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46781\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46792,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46781\/revisions\/46792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46782"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46781"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46781"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}