{"id":46754,"date":"2018-05-27T03:36:52","date_gmt":"2018-05-27T00:36:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46754"},"modified":"2018-05-27T03:38:59","modified_gmt":"2018-05-27T00:38:59","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-dawlada-federalka-soomaaliya-oo-ka-hadley-khilaafka-kasoo-ifbaxey-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/wasiirka-arrimaha-gudaha-dawlada-federalka-soomaaliya-oo-ka-hadley-khilaafka-kasoo-ifbaxey-galmudug\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha Dawlada Federalka Soomaaliya oo Ka Hadley Khilaafka kasoo Ifbaxey Galmudug."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/w-arrimaha-gudaha.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46755\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/w-arrimaha-gudaha.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/w-arrimaha-gudaha.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/w-arrimaha-gudaha-300x165.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wasiirka Wasarrrada arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay khilaafka muuqda ee waqtiga ka dhax jira mas\u2019uuliyiinta maamul gobolleedka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Sabriye ayaa sheegay in loo baahneyn sida uu hadalka u dhigay xiligan in la buunbuuniypo sida uu hadalka u dhigay khilaafka jira, hasse ahaatee waxaa uu intaa ku daray in dowladda federaalka ku dadaaleyso sidii loo xakeyn lahaa ismari-waaga siyaasadeed ka dhax jira maamulka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Khilaaf wuu jiraan, laakiin anniga ma qabo in la buunbuuniyo, waayo hadda waa mid la xakameyn karo haddii ay dhinacyada Galmudug u dhaga-nuglaadaan\u2019\u2019 ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar wax laga weydiiyay waxa ay ka ogtahay wasaarradiisa asalka khilaafkan cusub ee soo kala dhaxgalay hoggaanka maamulka Galmudug waxaa uu yiri\u2019\u2019 Khilaafkan waa mid salka ku haya Dastuurka Galmudug, waa mid salka ku haya awood qeeybsiga Baarlamaanka Galmudug, waan ka xunnahay in mas\u2019uuliyiintii maamulka labo garab u kala jabaan oo qaarna Cadaado fariistaan, kuwa kalana Dhuusa-Mareeb, laakiin haddana waxaan ku dadaali doonaan sidii khilaafka loo dhameyn lahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyahha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa isaga oo ku sugan Cadaado sheegay in bulshadii markii horeba maamulkan wada dhisatay hadda shaki badan galinayaan jiritaankiisa, isaga oo wax aan la aqbali doonin ku tilmaamay sida uu hadalka u dhiggay sadbursi iyo in qolo gaar ah ku takiri fasho awoodeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ay ka soo horjeesteen madaxweyne ku-xigeenkiisii iyo guddoomiyihii Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46718\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasarrrada arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay khilaafka muuqda ee waqtiga ka dhax jira mas\u2019uuliyiinta maamul gobolleedka Galmudug. Wasiir Sabriye ayaa sheegay in loo baahneyn sida uu hadalka u dhigay xiligan in la buunbuuniypo sida uu hadalka u dhigay khilaafka jira, hasse ahaatee waxaa uu intaa ku daray in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46755,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46754","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46754","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46754"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46754\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46756,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46754\/revisions\/46756"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46755"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}