{"id":46717,"date":"2018-05-26T00:04:04","date_gmt":"2018-05-25T21:04:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46717"},"modified":"2018-05-26T00:17:24","modified_gmt":"2018-05-25T21:17:24","slug":"magaalada-xamar-oo-ciidamada-amnigu-xaley-hawlgal-balaaran-ka-sameeyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/magaalada-xamar-oo-ciidamada-amnigu-xaley-hawlgal-balaaran-ka-sameeyeen\/","title":{"rendered":"Magaalada Xamar oo Ciidamada Amnigu Xaley Hawlgal Balaaran ka Sameeyeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hawgal-xamar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46719\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hawgal-xamar.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hawgal-xamar.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hawgal-xamar-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay ka sameeyay Isgoyska KM4 howlgal lagu soo qabqabtay tiro ka badan 60 nooca gadiidka yar yar ee Bajaajka, kuwaa oo lagu eedeeyay in ay qeyb ka yihiin amaan darada ka jirta magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gaar ahaan gadiidka la qab qabtay ayaa ah kuwo Taargo la\u2019aan ah, waxaana ay saraakiisha ciidamadu sheegeen in la tuhusan yahay qaarkood in ay qeyb ka yihiin falalka isugu jira dilka iyo dhaca laga geysto magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiye ku-xigeenka dhinaca ammaanka iyo siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed C\/laahi Maxamed (Tuulax) ayaa kormeer ugu tagay halka lagu soo bandhigay Mootooyinka, wuxuuna arrintan ka wareystay maamulka degmada Hodan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan ku suganahay saldhigga degmada Hodan oo lagu soo qabtay gaadiidka loo yaqaano Mooto Bajaajka, kuwa badan oo Taargo la\u2019aan ah, waxaa dhacday Mooto Bajaaj aqoonsi la\u2019aan ah in caawa dad lagu rasaaseeyay, dhalinyarada waxaan fareynaa in ay raadsadaan aqoonsiyadooda, ma aqbali doono in sharci la\u2019aan lagu shaqeyst,\u201d ayuu yiri Tuulax.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mootooyinka yar yar ee Bajaajka ah oo sanadihii ugu danbeeyayba siweyn ugu soo badanayay guud ahaanba dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa intooda badan shaqeeya xiliyada habeenkii, waxaana marka dhinac laga eego la oran karaa waxaa ay siweyn sahleen adeegii kala duwanaa bulshada iyo isku-socdka magaalada iyadoo qofku uu qiimo aad u hoose ku tagi karo halkii uu doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46718\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46718\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46705\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46706\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46707\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay ka sameeyay Isgoyska KM4 howlgal lagu soo qabqabtay tiro ka badan 60 nooca gadiidka yar yar ee Bajaajka, kuwaa oo lagu eedeeyay in ay qeyb ka yihiin amaan darada ka jirta magaalada. Gaar ahaan gadiidka la qab qabtay ayaa ah kuwo Taargo la\u2019aan ah, waxaana ay saraakiisha ciidamadu sheegeen in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46719,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46717","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46717","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46717"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46720,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46717\/revisions\/46720"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46719"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}