{"id":46697,"date":"2018-05-25T06:22:57","date_gmt":"2018-05-25T03:22:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46697"},"modified":"2018-05-25T06:23:30","modified_gmt":"2018-05-25T03:23:30","slug":"xafiiska-diiwaan-gelinta-xisbiyada-siyaasadda-ee-gmdq-oo-wargelin-u-kala-direy-xisbiyada-haysta-shahaadada-kmg-ah-hal-sano-kadib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/xafiiska-diiwaan-gelinta-xisbiyada-siyaasadda-ee-gmdq-oo-wargelin-u-kala-direy-xisbiyada-haysta-shahaadada-kmg-ah-hal-sano-kadib\/","title":{"rendered":"Xafiiska Diiwaan Gelinta Xisbiyada Siyaasadda ee GMDQ oo Wargelin U kala Direy Xisbiyada Haysta Shahaadada KMG ah Hal Sano Kadib."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/xaliima-yarey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46701\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/xaliima-yarey.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/xaliima-yarey.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/xaliima-yarey-300x187.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Xafiiska Diiwaan Gelinta Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya ee GMDQ Ayaa Waxa uu Wargelin u kala Direy Toban Xisbi Siyaasadeed oo Haysta Shahaadada kmg ah,Iyadoo ay Muddo Hal Sano ah ay kasoo Wareegtey Markii Xafiiskan Ay Xarigga ka jareen Gudiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xafiiska Ayaa Madaxda iyo Xarumaha Xisbiyada Ku Wargeliyey in ay Jiri doonaan Kormeer Lagu Samaynayo Xarumaha u Diiwaan gashan Xisbi Kasta,iyadoo Sidoo Kale la Sheegey in Hadii Ay Jiraan Xisbiyo ka Guurey Xaruntii U Diiwaan Gashaneyd Looga Baahanyahey in ay Xaruntooda Soo Diiwaan Geliyaan.<\/p>\n<p>Xafiiska oo Hoos taga GMDQ ayaa Mudadii Halka Sano Aheyd ee uu Jirey Waxa uu Diiwaan Gelin KMG ah Siiyey Toban Xisbi oo Kaliya Halka Labaatan Ku Dhawaad Xisbi ay La Daala Dhacayaan Buuxinta Shuruudo Ad adag oo laga Doonayo Xisbiga Doonaya In uu Helo Diiwaan Gelin KMG.<\/p>\n<p>Xisbiyada ugu Horeeyey ee Hela Shahaado KMG Waxey Shahaadada Qaateen 03\/12\/017,waxeyna Shahaadada Haysteen Muddo ku Siman Lix Bilood,Marka La eego Dhinacyada Amniga,Dhaqaalaha,Tababarada,iyo Wacyi Gelinta Bulshada oo aaney Cidina ka taageereyn Xisbiyada Hana qaadka ahi Aad bay u Koobanyihiin Wax yaabaha u Qabsoomi kara Hasa Yeeshee Waxey Qaarkood Marayaan Billaw Wanaagsan Sida iyagoo Salka U Dhigaya Dhismaha Maamulgoboleedyada,Gobolada iyo Degmooyinka Dalka.<\/p>\n<p>Waxeyna U Qoreyd Wargelintu Sidatan:-<\/p>\n<p>JAMHUURIYADDA FEDERAALKA EE SOOMAALIYA<\/p>\n<p>GUDDIGA MADAXABANNAAN EE DOORASHOOYINKA<\/p>\n<p>QARANKA<\/p>\n<p>Xafiiska Diiwaangalinta GMDQ<\/p>\n<p>SOMALIA FEDERAL REPULIC<\/p>\n<p>NATIONAL INDEPENDENT ELECTORAL COMMISSION<\/p>\n<p>Office of the Registrar<\/p>\n<h1>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Ref:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 24-05-2018<\/h1>\n<p>Ku: Guddoomiyayaasha xisbiyada u diiwaangashan sida kumeelgaarka ah<\/p>\n<p>=Muqdisho<\/p>\n<p>Og: Guddoomiyaha Guddiga =Muqdisho<\/p>\n<p>Uj: Ku Wargalin kormeer<\/p>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td width=\"32\"><\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td><\/td>\n<td><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>M.ne\/Mrw Guddoomiye iyadoo la tixraacayo qodobka Qodobka 30aad: Hawlaha<\/p>\n<p>Diiwaangeliyaha. Waxaa uu xafiiska diiwaangalinta xisbiyada kugu wargalinayaa in uu dhowaan jiridoono kormeer lagu xaqiijinayo xarumaha xisbiyada haysta shahaadada kumeelgaarka ah.<\/p>\n<p>Haddaba waxaa 100 qabandoonaa guddi fuliya howshaas iyadoo ay la kulmi doonaan masuuliyiinta xisbi kasta ayna tagidoonaan xarumaha u diiwaangashan xisbiga.<\/p>\n<p>Sidaa daraadeed guddoomiye haddii aad ka guurtay xarunta kuu diiwaangashan, waa in aad soo diiwaangalisaa xarunta aad u guurtay iyo haddii ay jiraan xarumo cusub intaba.<\/p>\n<p>Waxaan markale idiin soo diri doonaa jadwalka lagu maridoono xarumaha xisbiyada diiwaangashan.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo jiridoona su&#8217;aalo ku saabsan horumarka uu xisbiga ka sameeyay dhinacyo badan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sanka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46698\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sanka.jpg\" alt=\"\" width=\"1063\" height=\"244\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sanka.jpg 1063w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sanka-300x69.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sanka-768x176.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sanka-1024x235.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1063px) 100vw, 1063px\" \/><\/a><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46605\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46605\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46606\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46607\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46608\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Diiwaan Gelinta Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya ee GMDQ Ayaa Waxa uu Wargelin u kala Direy Toban Xisbi Siyaasadeed oo Haysta Shahaadada kmg ah,Iyadoo ay Muddo Hal Sano ah ay kasoo Wareegtey Markii Xafiiskan Ay Xarigga ka jareen Gudiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya. Xafiiska Ayaa Madaxda iyo Xarumaha Xisbiyada Ku Wargeliyey in ay Jiri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46701,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46697","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46697","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46697"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46702,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46697\/revisions\/46702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}