{"id":46658,"date":"2018-05-23T23:03:06","date_gmt":"2018-05-23T20:03:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46658"},"modified":"2018-05-23T23:05:55","modified_gmt":"2018-05-23T20:05:55","slug":"guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-soomaaliya-oo-ka-qayb-galey-doorashooyinka-dawladaha-hoose-ee-dalka-tuuniisiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-soomaaliya-oo-ka-qayb-galey-doorashooyinka-dawladaha-hoose-ee-dalka-tuuniisiya\/","title":{"rendered":"Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya oo ka Qayb galey Doorashooyinka Dawladaha Hoose ee Dalka Tuuniisiya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/gmdq.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/gmdq.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"600\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/gmdq.jpg 800w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/gmdq-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/gmdq-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a>Wafdi ka socdo GMDQ ayaa hawlo isugu jira aqoon is weydaarsi iyo kor-joogteyn doorasho ku tegay waddanka carbeed ee Tuniisiya. Dadweynaha waddanka Tuniisiya ayaa taariikhdu markay ahayd 7-05-2018 u dareeray goobaha cod-bixinta si ay uga qayb-qaataan doorashooyinka dowladaha hoose.<\/p>\n<p>Taariikhdu markay ahayd 6-05-2018 magaalada Tunis waxaa ka qabsoomey kulan aqoon iswaydaarsi ah oo ku aadanaa doorashada Dalka Tunisia. Aqoonsi iswaydaarsigaan hordhaca u ah doorashooyinka Dalka Tunisia ayaa waxaa ka soo qayb galay wafdiyo ka socday Guddiyada doorashooyinka ee Wadamada kala ah; Soomaaliya, Mauritania, Yaman, Libya, Falastiin, Ciraaq, Suudan, Joordan iyo Comoros<\/p>\n<p>Guddiga Madaxbannaan Doorashooyinka Qaranka waxaa uga qeybgaley isla markaana hadalo ku aadan nidaamka doorashadda ka soo jeedisey Guddoomiyaha Guddiga Madaxbannaan Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismacil Ibrahim (Xaliimo Yareey) iyo xubno ka mid ah Guddiga sida lataliyaha dhanka Jinsiga Fadumo Ilhaan Maxamed iyo Xariirka warbaahinada dadweynaha ee Guddiga Yasmin Mayow Maxamed.<\/p>\n<p>Ujeedada loo casuumay guddiyada doorashooyinka dalalka kor ku xusan oo ay Soomaaliya ka mid tahay ayaa ahayd (I) in ay kor-joogteyn ku sameeyaan sida ay u dhacaysay doorshada dowladaha hoose ee Tuniisiya iyo (II) in ay guddiyadu ka helaan fursad ay ku kobciyaan xirfaddooda iyo khibraddooda la xiriirta maareynta iyo maamulidda doorashooyinka.<br \/>\nSidoo kale ujeedka barnaamijkani ayaa ah, in uu siiyo xirfadlayaasha ku jira hay\u2019adaha maamulka doorashooyinka waaya aragnimo ay ku qorsheeyn arrimaha doorashooyinka sida isku dubba ridka saadka doorashooyinka.<\/p>\n<p>Doorashadii dowladaha hoose ee GMDQ uu korjoogteeyay ee ka dhacday waddanka Tuniisiya ayaa u dhacdey si xor iyo xalaal ah oo ay raali ka wada noqdeen xisbiyada siyaasada ee Tunis iyo shacabka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46605\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46605\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46606\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46607\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46608\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi ka socdo GMDQ ayaa hawlo isugu jira aqoon is weydaarsi iyo kor-joogteyn doorasho ku tegay waddanka carbeed ee Tuniisiya. Dadweynaha waddanka Tuniisiya ayaa taariikhdu markay ahayd 7-05-2018 u dareeray goobaha cod-bixinta si ay uga qayb-qaataan doorashooyinka dowladaha hoose. Taariikhdu markay ahayd 6-05-2018 magaalada Tunis waxaa ka qabsoomey kulan aqoon iswaydaarsi ah oo ku aadanaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46659,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46658","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46658","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46658"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46658\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46660,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46658\/revisions\/46660"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46659"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46658"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46658"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46658"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}