{"id":46619,"date":"2018-05-22T01:18:13","date_gmt":"2018-05-21T22:18:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46619"},"modified":"2018-05-22T01:39:17","modified_gmt":"2018-05-21T22:39:17","slug":"shir-la-sheegey-in-hayadda-ilo-qabaneyso-oo-lagu-soo-waramayo-in-musuq-maasuq-ka-jiro-ergada-soomaaliya-uga-qayb-gelaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/shir-la-sheegey-in-hayadda-ilo-qabaneyso-oo-lagu-soo-waramayo-in-musuq-maasuq-ka-jiro-ergada-soomaaliya-uga-qayb-gelaysa\/","title":{"rendered":"Shir La Sheegey In Hay&#8217;adda ILO Qabaneyso oo Lagu soo Waramayo in Musuq Maasuq ka Jiro ergada Soomaaliya uga Qayb gelaysa."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/ilo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46620\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/ilo.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/ilo.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/ilo-300x150.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Iyadoo lagu wado in 28ka bishan May magaalada Geneva ee dalka Switzerland uu ka furmo shirka Shaqada Aduunka oo ay soo qabanqaabisay hay\u2019adda ILO, ayaa dhinaca kale\u00a0 waxaa soo baxaya eedeymo la xiriira habka dowladda Soomaaliya ay u maamushay wafdiga uga qeybgali doona shirka dhinaca Soomaaliya.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Qaar ka mid ah mas\u2019uuliyiinta dowlad gobolleedyada dalka oo xiriir la soo sameeyay Hiiraan Online ayaa sheegay in dowladda federaalku si aan habooneyn u maamushay wafdiga shirkaa uga qeybgali doona Soomaaliya.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Nuqul ka mid ah qoraalka wafdiga Soomaaliya ku matali doona shirka oo ay heshay Hiiraan Online ayaa muujinaya in marka laga soo tago wafdiga dowladda dhexe ee Soomaaliya Puntland oo kaliya ka qeybgali doonto shirka oo uu ku matali doono Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle iyo Agaasimihiisa Wasaaradda sida ku xusan Qoraalka oo uu ku saxiixan yahay Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha dowladda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Shirka oo noqonaya kii 107aad ayaa marka guud ahaan la eego dowladdaha ka qeybgali doona waxaa uu qorshuhu yahay in ay ku matalaan Dowlad waliba Saddex qeybood oo kale ah wafdi ka socda Dowladda, Shaqaalaha iyo loo Shaqeeyayaasha oo qeyb-walba ay tahay in ay iyaga iska soo dhax xulaan wakiilada shirka ku matalaya.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Laakiin dhinaca dowladda Soomaaliya waxaa muuqaneysa in ay iyadu soo xushay wafdiga ka qeybgali doona shirweynaha oo u muuqada kuwa aan waafaqsaneyn nidaamka u degsan kulanka.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Qofka kaliya ee dumarka ah ee dhinaca Soomaaliya shirka uga qeybgali doona ayaa ah sida ku cad Qoraalka Faadumo Cabdullaahi Maxamed oo ah Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Geneva.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiintan ka tirsan dowlad gobolleedyada ee Warbaahinta la soo xiriiray ayaa sheegay in arintan lagu tilmaami karo musuq-maasuq weyn oo dowladda dhexe ay ku sameysay ka qebgalka shirka madaama aan la siin dowlad gobolleedyada iyo Ururrada kale ee kulankani quseeyo mudnaantii ay lahaayeen.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa marka ugu danbeysa wax cod ah ku yeelan doonin dooddaha iyo Ajandayaasha shirka, taasoo ka dhiggan in kulan-weynaha ka furmi doona Geneva muhiimad gaar ah u yeelan doonin Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46605\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46605\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46606\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46607\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46608\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo lagu wado in 28ka bishan May magaalada Geneva ee dalka Switzerland uu ka furmo shirka Shaqada Aduunka oo ay soo qabanqaabisay hay\u2019adda ILO, ayaa dhinaca kale\u00a0 waxaa soo baxaya eedeymo la xiriira habka dowladda Soomaaliya ay u maamushay wafdiga uga qeybgali doona shirka dhinaca Soomaaliya. Qaar ka mid ah mas\u2019uuliyiinta dowlad gobolleedyada dalka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46620,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46619","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46619","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46619"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46619\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46621,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46619\/revisions\/46621"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46620"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46619"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46619"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46619"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}