{"id":46604,"date":"2018-05-21T22:52:03","date_gmt":"2018-05-21T19:52:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46604"},"modified":"2018-05-21T22:54:14","modified_gmt":"2018-05-21T19:54:14","slug":"duqa-magaalada-muqdisho-iyo-rwasaare-khayre-oo-booqasho-ugu-tagey-dadkii-ay-roobabku-saameeyeen-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/duqa-magaalada-muqdisho-iyo-rwasaare-khayre-oo-booqasho-ugu-tagey-dadkii-ay-roobabku-saameeyeen-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Duqa Magaalada Muqdisho iyo Rwasaare Khayre oo Booqasho ugu Tagey Dadkii Ay Roobabku Saameeyeen Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/boqasho-khayre.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46609\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/boqasho-khayre.jpg\" alt=\"\" width=\"925\" height=\"616\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/boqasho-khayre.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/boqasho-khayre-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 925px) 100vw, 925px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisaal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo taliyayaasha ciidamada ayaa kormeeray dadkii ay wax yeelladu ka soo gaartay roobabkii ugu danbeeyay ee ka da\u2019ay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa 6 ruux ayaa ku dhimatay roobabkan 24kii saac ee la soo dhaafay ka da\u2019ayay magaalada Muqdisho iyo deegaannada ku dhaw dhaw, sidoo kalana waxaa ku guryo beellay boqolaal qoysas ah oo u badnaa dadka danyarta ah ee ku nool xaafaddaha magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha oo xog \u2013wareystay dadkan oo u badnaa haween iyo carruur ayaa faray maamulka gobolka Banaadir in la dardar-galiyo gargaarka iyo gurmadka loo fidinayo qoysaskan oo meel cidlo ah ku soo dhacay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa kaloo uu ra\u2019iisal wasaaruhu kormeeray jidadka Muqdisho qaarkood oo ay roobabku bur buriyeen iyo meelaha biyo fariisinka ah ee sababay in isku socodka magaaladu uu kala go\u2019o.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaaraha Kheyre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan gurmadka loo sameynayo dadka shacabka ah ee ku kala nool magaalada iyo gobolada qaar ee dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46605\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46606\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46607\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46608\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisaal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo taliyayaasha ciidamada ayaa kormeeray dadkii ay wax yeelladu ka soo gaartay roobabkii ugu danbeeyay ee ka da\u2019ay magaalada Muqdisho. Ilaa 6 ruux ayaa ku dhimatay roobabkan 24kii saac ee la soo dhaafay ka da\u2019ayay magaalada Muqdisho iyo deegaannada ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46609,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46604","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46604","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46604"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46604\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46611,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46604\/revisions\/46611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46609"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46604"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46604"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46604"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}