{"id":46564,"date":"2018-05-20T02:28:48","date_gmt":"2018-05-19T23:28:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46564"},"modified":"2018-05-20T02:31:49","modified_gmt":"2018-05-19T23:31:49","slug":"garoon-diyaaradeed-dalka-afqaanistaan-ku-yaal-oo-dad-badani-ku-dhinteen-qarax-lala-beegsadey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/garoon-diyaaradeed-dalka-afqaanistaan-ku-yaal-oo-dad-badani-ku-dhinteen-qarax-lala-beegsadey\/","title":{"rendered":"Garoon Diyaaradeed Dalka Afqaanistaan ku yaal oo Dad Badani ku Dhinteen Qarax Lala Beegsadey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/garoon-afqaanistan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46565\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/garoon-afqaanistan.jpg\" alt=\"\" width=\"1047\" height=\"589\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/garoon-afqaanistan.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/garoon-afqaanistan-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1047px) 100vw, 1047px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ka imaanaya dalka Afganistaan ayaa sheegayaa in qarax qasaare dhaliyay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay magaalada Kabul ee xarunta dalkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha amaanka Afganistaan ayaa sheegaya in weerar naftii halignimo ah ah lagu qaaday garoon lagu ciyaaro kubadda cagta,kaasi oo ay ku geeriyoodeen ilaa 8 ruux islamarkaana ay ku dhaawacmeen 50 kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama faah faahin weli qasaaraha dhimashada iyo dhaawac halkaasi ka dhashey iyo waxa ay isugu jiraan dadkaasi,waxaana dhaawacyada la dhigay isbitaalada magaaladaasi Jalalabad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarkaasi ayaa ka dhacay magaalada Jalalabad oo ku taala dhanka Bari ee dalkaasi,saqdii Dhexe ee xalay xili halkaasi ay ka socotay ciyaar Kirikit ah sida ay sheegayaan mas\u2019uuliyiinta dowladda Afganistaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale meel bannaanka ka ah garoonkaasi ayaa la sheegay in ay ka dheceen 2 weerar oo kale,kuwaasi oo fuliyay 2 qof oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhawaanahan waxaa ka dhacay dalkaasi Afganistaan weeraro kaladuwan ee argagixisanimo,iyadoo dhawaan weerar ka dhacay islamagaaladaasi ay ku dhinteen ilaa 9 qof oo shacab ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46527\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46527\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46528\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46529\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46530\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya dalka Afganistaan ayaa sheegayaa in qarax qasaare dhaliyay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay magaalada Kabul ee xarunta dalkaasi. Saraakiisha amaanka Afganistaan ayaa sheegaya in weerar naftii halignimo ah ah lagu qaaday garoon lagu ciyaaro kubadda cagta,kaasi oo ay ku geeriyoodeen ilaa 8 ruux islamarkaana ay ku dhaawacmeen 50 kale. Lama faah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46565,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46564","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46564","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46564"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46567,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46564\/revisions\/46567"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46565"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}