{"id":46533,"date":"2018-05-19T01:00:50","date_gmt":"2018-05-18T22:00:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46533"},"modified":"2018-05-19T03:27:43","modified_gmt":"2018-05-19T00:27:43","slug":"hayadda-cia-da-mareykanka-oo-markii-ugu-horeysey-haweeney-hugaanka-u-qabatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/hayadda-cia-da-mareykanka-oo-markii-ugu-horeysey-haweeney-hugaanka-u-qabatey\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda CIA da Mareykanka oo Markii ugu Horeysey Haweeney Hugaanka u Qabatey."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/cia.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46534\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/cia.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/cia.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/cia-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Senate-ka Maraykanka ayaa markii u horraysay haweenay u idmaday in ay hogaamiso hay&#8217;adda sirdoonka Maraykanka ee CIA, inkastoo ay door ku soo yeelatay barnaamij ay hay&#8217;addani fulisay 9\/11 oo dadka lagu baarijiray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ansixinta Gina Haspel ayaa timid iyadoo kala qaybsanaan xisbi ay ka jirtay aqalka arrintaas oo la xiriirtay biyo maxaabiista lagu hafin jiray wakhtigii Bush.<\/p>\n<p align=\"justify\">Haspel oo horay uga soo shaqaysay CIA-da ayaa mar mas\u2019uul ka ahayd xarun la dhihi jiray goobta madaw oo ku taallay Thailand taas oo la aasaasay wixii ka dambeeyay weerarkii 11 Sabtembar ee 2001dii.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mike Pompeo oo hogaaminayay hay&#8217;adda sirdoonka Maraykanka ee CIA ayaa xilka banneeyay si uu u noqdo Wasiirka Arrimaha Dibadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">John McCain oo ka tirsan xisbiga jamhuuriga oo la jirdilay in kabadan shan sano oo uu ku jiray xabsi Vietnam ku yaalla ayaa horay u sheegay sida uu uga soo horjeedo haweenayda uu madaxweyne Donald Trump magacaabay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khamiistii ayay lix xildhibaan ka tallaabeen xadkii xisbigooda Dimuqraadiga waxayna u codeeyeen haweenaydan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xubnahaas waxaa ka mid ah Mark Warner oo laga soo doorto Virginia wuxuuna sheegay in Haspel ay u sheegtay in aysan ahayn in hay&#8217;addu ay adeegsato xeeladihii ciqaabta ahaa ee ay u adeegsatay dadkii ay baaritaanka ku haysay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu intaas ku daray in ay u sheegtay in aysan marnaba adeegsan doonin arrintaas oo kale xitaa haddii uu madaxweynuhu ka dalbado.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Waxaan rumaysanahay in ay tahay shaqsi ku dhiiran karta in ay madaxweynaha hor istaagto oo ay runta u sheegto haddii uu madaxweyne uu ku amro in ay samayso wax sharci darro ah ama aan wanaagsanayn&#8221;. ayuu yiri Mark<\/p>\n<p align=\"justify\">Haspel oo 61 jir ah ayaa hay&#8217;addan ka soo shaqaysay 33 sano, inta badan nolosheedana si qarsoodi ah ayay u soo shaqaynaysay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46527\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46527\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46528\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46529\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46530\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senate-ka Maraykanka ayaa markii u horraysay haweenay u idmaday in ay hogaamiso hay&#8217;adda sirdoonka Maraykanka ee CIA, inkastoo ay door ku soo yeelatay barnaamij ay hay&#8217;addani fulisay 9\/11 oo dadka lagu baarijiray. Ansixinta Gina Haspel ayaa timid iyadoo kala qaybsanaan xisbi ay ka jirtay aqalka arrintaas oo la xiriirtay biyo maxaabiista lagu hafin jiray wakhtigii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46534,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[44,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46533","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-facebook-com","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46533"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46535,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46533\/revisions\/46535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46534"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}