{"id":46503,"date":"2018-05-18T00:02:48","date_gmt":"2018-05-17T21:02:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46503"},"modified":"2018-05-18T01:11:45","modified_gmt":"2018-05-17T22:11:45","slug":"madaxweynaha-somaliland-muuse-biixi-oo-shir-isugu-yeeray-madaxda-xisbiyada-golayaasha-iyo-waxgarad-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/madaxweynaha-somaliland-muuse-biixi-oo-shir-isugu-yeeray-madaxda-xisbiyada-golayaasha-iyo-waxgarad-kale\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Shir Isugu Yeeray Madaxda Xisbiyada Golayaasha iyo Waxgarad kale."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/muse-biixi-iyo-cali-khaliif.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46504\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/muse-biixi-iyo-cali-khaliif.jpg\" alt=\"\" width=\"888\" height=\"592\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/muse-biixi-iyo-cali-khaliif.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/muse-biixi-iyo-cali-khaliif-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 888px) 100vw, 888px\" \/><\/a>Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay iskugu yeedhay shir-weyne ka kooban xukuumadda, Saddexda Xisbi Qaran, Shir-guddoonka Labada Gole ee Baarlamaanka, madaxweyneyaashii soo maray Somaliland iyo siyaasiyiinta saamaynta ku dhex leh bulshadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulan ayaa lagu sheegay ujeedadiisu inay ahayd mid wadatashi oo laga arrinsanayey xaaladda dalka ka taagan iyo in talo-qaran oo midaysan laga yeesho dhammaan duruufaha dalka ku gadaaman.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkan xalay ka dhacay madaxtooyadda oo mucaarad iyo maxaafadba iskugu yimaadeen waxaa laga soo saaray lix qodob oo kala ah:<\/p>\n<p align=\"justify\">1. In colaada deegaanka Ceel-afweyn loo soo afjaro sida ugu dhakhsaha badan, isla markaana Qaranka oo dhan ka gurmado arrintaa si wada jir ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">2. In xannafta iyo kala fogaanshaha siyaasiga ah ee ka dhashay doorashadii madaxtinimo ee dalka ka qabsoontay la iska bogsiiyaan Xukuumadda iyo Axsaabta Qaranku.<\/p>\n<p align=\"justify\">3. In colaada iyo dagaaladda ay ka huriyeen deegaanka Tukaraq Maamulka Puntland iyo Dawladda Soomaaliya meel looga soo wada jeesto, oo si heer Qaran ah loo waajaho dawlad shicib iyo axsaab qaran ba.<\/p>\n<p align=\"justify\">4. In kor loo qaado xawliga dhaqan-gelinta mashaariicda horumarineed ee loogu talo galay deegaannada gobollada barriga.<\/p>\n<p align=\"justify\">5. In beesha Caalamku ogaato in gar-darro qaawan iyo dagaalba ay dawladda Soomaaliya ka bilowday, kana hurisay deegaanno hoos yimaada Tukaraq oo ka tirsan dhulka somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">6. In beesha Caalamku ogaato in Somaliland ay mar kasta u taagan tahay nabad iyo daris wanaag ka hirgala guud ahaan gobolka Geeska Africa iyo gaar ahaan xuduudaha u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, balse lagu war-gelinayo in Somaliland iyo shicibkeeduba diyaar u yihiin in ay iska difaacaan gar-daro iyo dagaal kasta oo lagu soo faro-galiyo xuduudaha lama-taab-taanka ah ee Somaliland ka dhaxashay Isticmaarkii Boqortooyadda Ingiriiska, Axdi Qarameedka Midowga Afrikana waajibinayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulankan waxa ka soo qaybgalay:<\/p>\n<p align=\"justify\">1. Madaxweyne Ku-xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici)<\/p>\n<p align=\"justify\">2. Madaxweynihii hore ee JSL, mudane Daahir Rayaale Kaahin<\/p>\n<p align=\"justify\">3. Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed<\/p>\n<p align=\"justify\">4. Guddoomiyaha golaha guurtida, mudane Saleebaan Maxamuud Aadan<\/p>\n<p align=\"justify\">5. Guddoomiye Ku-xigeen kowaad ee golaha wakiilada, mudane Axmed\/yaasiin Sh. Cali Ayaanle<\/p>\n<p align=\"justify\">6. Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee JSL, Mudane, Xasan Ciise Jaamac<\/p>\n<p align=\"justify\">7. Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee JSL, Mudane, Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax<\/p>\n<p align=\"justify\">8. Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee JSL, Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin<\/p>\n<p align=\"justify\">9. Prof. Cali Khaliif Galaydh<\/p>\n<p align=\"justify\">10. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe<\/p>\n<p align=\"justify\">11. Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Xisbiga KULMIYE, mudane, Axmed Cabdi Dheere<\/p>\n<p align=\"justify\">12. Guddoomiye Ku-xigeenka xisbiga Waddani, ahna ku simaha gudoomiyaha xisbiga Mudane Cabdiqaadir Xuseen Jirde<\/p>\n<p align=\"justify\">13. Guddoomiye Ku-xigeenka xisbiga waddani, mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed<\/p>\n<p align=\"justify\">14. Wasiirka Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire<\/p>\n<p align=\"justify\">15. Siyaasi Maxamed Carraale Duur<\/p>\n<p align=\"justify\">16. Mudane Maxamed Cabdillahi Uurcade<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay iskugu yeedhay shir-weyne ka kooban xukuumadda, Saddexda Xisbi Qaran, Shir-guddoonka Labada Gole ee Baarlamaanka, madaxweyneyaashii soo maray Somaliland iyo siyaasiyiinta saamaynta ku dhex leh bulshadda. Kulan ayaa lagu sheegay ujeedadiisu inay ahayd mid wadatashi oo laga arrinsanayey xaaladda dalka ka taagan iyo in talo-qaran oo midaysan laga yeesho dhammaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46504,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46503","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46503","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46503"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46503\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46516,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46503\/revisions\/46516"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46504"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46503"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46503"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46503"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}