{"id":46495,"date":"2018-05-17T23:32:01","date_gmt":"2018-05-17T20:32:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46495"},"modified":"2018-05-17T23:33:04","modified_gmt":"2018-05-17T20:33:04","slug":"madaxweynaha-maamul-goboleedka-puntland-cweli-cali-gaas-oo-sheegay-in-puntland-ay-dhulkeeda-difaacaneyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/madaxweynaha-maamul-goboleedka-puntland-cweli-cali-gaas-oo-sheegay-in-puntland-ay-dhulkeeda-difaacaneyso\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C\/weli Cali Gaas oo Sheegay in Puntland ay Dhulkeeda Difaacaneyso."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/cweli-cali-gaas.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46496\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/cweli-cali-gaas.jpg\" alt=\"\" width=\"993\" height=\"661\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/cweli-cali-gaas.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/cweli-cali-gaas-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 993px) 100vw, 993px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka gobolka Sool, gaar ahaan deegaanka Tuka-Raq ayaa sheegay in Puntland diyaar u tahay in ay difaacato dhulkeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegey in Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha maamulka Soomaaliland uga digayo sida uu hadalka u dhigay weerarka uu ku hayo deegaannada Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaan rabaa Muuse Biixi iyo dowladdiisa gooni-goosadka ah in aan u sheego in Puntland diyaar u tahay in ay dhulkeeda difaacato, iska celiso cid kasta oo ku soo duusha, waxey ku socdaan xaq darro dhul aysan laheyn ayeey rabaa in ay xoog ku qabsadaan, suurtagalna ma\u2019aha ayuu yiri Cabdiwali Gaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Gaas ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan Puntland sida uu hadalka u yiri in ay u diyaar-garoobaan difaaca dhulkooda\u2019\u2019 Waxaan ugu baaqayaa dhamaan shacabka reer Puntland in ay u diyaargaroobaan difaaca dhulkooda, in ay u diyaargaroobaan dagaal, in ay u diyaargaroobaan in ay sharaf ku noolaadaan, waad ogtihiin Muuse Biixi halka uu ka yimid, Hargeysa ayuu ka yimid, waxaa uu rabaa in uu Tuka-raq isaga oo jooga nabad ku naaloodo\u2019\u2019 ayuu hadalkiisa sii raaciyay Gaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Muuse Biixi oo dhawaan ka hadlay dagaalka deegaanka Tuka-Raq ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka in ay qeyb ka tahay isaga oo sheegay in Somaliland diyaar u tahay dhinaceeda in ay is difaacdo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Marka la eego fariimaha labada dhinac ay hawada isku marinayaa waxaa muuqanaya in ay wali jirto colaada gobolka oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada labada dhinac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale waxaa jira baaqyo nabadeed oo loo jeedinayo labada maamul, kuwaa oo codsanaya in la joojiyo dagaalka wixii khilaaf ah ee jirana wada hadal lagu dhameeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka gobolka Sool, gaar ahaan deegaanka Tuka-Raq ayaa sheegay in Puntland diyaar u tahay in ay difaacato dhulkeeda. Wuxuu sheegey in Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha maamulka Soomaaliland uga digayo sida uu hadalka u dhigay weerarka uu ku hayo deegaannada Puntland. \u2018\u2019Waxaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46496,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46495","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46495","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46495"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46498,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46495\/revisions\/46498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46496"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}