{"id":46488,"date":"2018-05-17T23:04:37","date_gmt":"2018-05-17T20:04:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46488"},"modified":"2018-05-17T23:05:46","modified_gmt":"2018-05-17T20:05:46","slug":"xasan-cali-khayre-rwasaaraha-soomaaliya-oo-xaley-kormeeray-qaybo-kamid-ah-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/xasan-cali-khayre-rwasaaraha-soomaaliya-oo-xaley-kormeeray-qaybo-kamid-ah-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xasan Cali Khayre R\/wasaaraha Soomaaliya oo Xaley Kormeeray Qaybo kamid ah Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/khayre-kormer.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/khayre-kormer.jpg\" alt=\"\" width=\"937\" height=\"624\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/khayre-kormer.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/khayre-kormer-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 937px) 100vw, 937px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga,taliyaha ciidamada Booliiska iyo kan Asluubta Soomaaliyeed ayaa xalay kormeeray qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho iyo deegaannada dulleedka ka xiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa warbixin ka dhageystay qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda ee xarumihii uu booqday, kuwaa oo soo bandhigay baco lagu soo xiray Beyruud la sheegay in laga farsameeyay qaraxyadii xalay laga maqlayay qeybo ka mid ah Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle oo kormeerka kaddib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay ra\u2019iisal wasaaruhu kormeer shaqo ku tagay qeybo ka mid ah magaalada, isaga oo shacabka ugu laab-qaboojiyay in Amnigu wanaagsan yahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cKormeer shaqo oo uu hoggaaminayay ra\u2019iisul wasaaraha ayaan caawa sameynay, waxaan ka bilownay Saldhiga Karaan ilaa Galgalato, marka waxaan shacabka u sheegayaa inay ku kalsoonaadaan dowladooda iyo ciidankooda, dadka falalka amni daro sameynayo looma dulqaadanayo, talaabo sharci ah ayaa laga qaadi doonaa, hadii uu alle idmo.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Kormeerka ra\u2019iisal wasaaraha ayaa u muuqda mid lagu dhiiri-galinayo ciidamada howlgalka ku jira iyo shacabka Soomaaliyeed oo qaba baqdin ah weerarro ay geysan karaan Al-shabaab inta lagu guda-jiro bisha Ramadaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga,taliyaha ciidamada Booliiska iyo kan Asluubta Soomaaliyeed ayaa xalay kormeeray qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho iyo deegaannada dulleedka ka xiga. Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa warbixin ka dhageystay qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda ee xarumihii uu booqday, kuwaa oo soo bandhigay baco lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46489,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46488","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46488","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46488"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46491,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46488\/revisions\/46491"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46489"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}