{"id":4644,"date":"2011-12-01T16:16:20","date_gmt":"2011-12-01T16:16:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4644"},"modified":"2011-12-01T16:16:20","modified_gmt":"2011-12-01T16:16:20","slug":"wakaalada-wararka-soomaaliyed-warsom-com","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/wakaalada-wararka-soomaaliyed-warsom-com\/","title":{"rendered":"Wakaalada wararka soomaaliyed warsom.com"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<h1><em>Wakaalada wararka soomaaliyed warsom.com<\/em><\/h1>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<p>Maxkamad ku taallo caasimada Faransiiska Paris ayaa arbacadii xukun ku riday shan nin oo burcad-badeed Soomaali ah kuwaas oo seddaxsano ka hor afduubtay lamaane Faransiis ah oo dooni ku maraayay bishii Septemper 2008-da xeebaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maxkamada ayaa sii deysay nin kale oo isna lagu waayay wax dambi ah.<\/p>\n<p>Xeer beegtida ayaa sheegtay dacwadan in ay tahay tii afaraad oo ay xukunto maxkamada Paris, waxa lagu soo eedeeyay burcad-badeeda la xukumay in ay qabsadeen lamaanaha faransiiska iyagoo ka dibna codsaday in la siiyo labo milyan, laakin 10-maalin oo ay heesteen muwaadiinta faransiiska waxa xoog u soo furtay ciidamada komandooska faransiiska ee ku sugan xeebaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale dawadqaadaha waxa uu ku eedeeyay ragan in ay dowlada Fransiiska ka dalbadeen siddii loo siideen lahaa lix nin oo burcad-badeed oo ku xiran xabsi ku yaallo dalka Fransiiska.<\/p>\n<p>Ragan ay xukuntay maxkamada Paris ayaa waxa ay da&#8217;dooda ukala dhexeyso 21-ilaa 36-sano jir<\/p>\n<p>Waxa uu codsaday xaakimka dacwadan qaadayay in lagu xukumo 6- ilaa 16-sano oo xarig ah.dalka Faransiiska waxa hadda ku xiran 22-burcad-badeed kuwaas oo suga xukun.<\/p>\n<p>Ragan la xukumay ayaa maxkamada ka horqirtay dambiga ay geesteen qaar kood waxa ay sheegeen in lagu qasbay in ay galaan burcad-badeeda<\/p>\n<p>Si kastaba, kooxaha burcad-badeeda Soomaalida ayaa hadda waxa ay heestaan 243-shaqaale ah iyo 10-markab kuwaas oo ay ka doonayaan in laga siiyo lacag madaxfurasho ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Wakaalada wararka soomaaliyed warsom.com Maxkamad ku taallo caasimada Faransiiska Paris ayaa arbacadii xukun ku riday shan nin oo burcad-badeed Soomaali ah kuwaas oo seddaxsano ka hor afduubtay lamaane Faransiis ah oo dooni ku maraayay bishii Septemper 2008-da xeebaha Soomaaliya. Maxkamada ayaa sii deysay nin kale oo isna lagu waayay wax dambi ah. Xeer beegtida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4644","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4644","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4644"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4644\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4649,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4644\/revisions\/4649"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4644"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4644"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4644"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}