{"id":46409,"date":"2018-05-14T21:30:16","date_gmt":"2018-05-14T18:30:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46409"},"modified":"2018-05-15T01:12:34","modified_gmt":"2018-05-14T22:12:34","slug":"madaxweynaha-maamulka-somaliland-oo-baaq-u-direy-madaxda-dawladda-federalka-soomaaliya-iyo-fariin-walaalnimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/madaxweynaha-maamulka-somaliland-oo-baaq-u-direy-madaxda-dawladda-federalka-soomaaliya-iyo-fariin-walaalnimo\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo Baaq u Direy Madaxda Dawladda Federalka Soomaaliya iyo Fariin Walaalnimo."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/muuse-bixi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/muuse-bixi.jpg\" alt=\"\" width=\"1025\" height=\"621\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/muuse-bixi.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/muuse-bixi-300x182.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1025px) 100vw, 1025px\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa ka\u00a0\u00a0hadlay sababta dabaaldega 18 may looogu soo raray 15-ka May iyo Guud\u00a0ahaan taariikhda Somaliland soo martay, waxaanu shacabka ku hambalyey\u00a0\u00a027 guuradda ka soo wareegtay madax banaanidda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Sidoo kale, waxa uu fariin u direy dawladda Soomaaliya oo uu sheegay\u00a0in hadii midnimadii socon wayday la isku tixgaliyo in la ahaado laba<br \/>\ndawladood oo siman.<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Mar uu ka hadlayey arrinta khilaafka keentay ee dabaaldegii 18 May\u00a0loogu soo raray 15 May waxa uu yidhi \u201c sababta 15-ka bisha May\u00a0 loogu\u00a0soo raray in la dabaaldego, waxay 18-ka May ku beegan tahay waa Jimce,\u00a0waana Ramadaan, sidaad darteed mar haddii kollayba ay Jimce tahay oo\u00a0la rari lahaa, waxaanu go\u2019aaminnay inaanu debbaal-degga 15\u00a0 May ka\u00a0dhigno ayaanu go\u2019aaminnay. 18-kuna waa ciiddeedii oo waa halkeedii,\u00a0fasaxeediina way ahaanaysaa, wixii duco iyo Allah bari ahna waynu\u00a0qabsan. doonnaa,\u201d<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Sidoo kale, madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa uu ku dheeraaday\u00a0horumarka ay Somaliland gaadhay mudda 27-ka sano ah ee ay jirtey,\u00a0isaga shacabkana ku bogaadiyey guulaha ay gadh-wadeenka ka yihiin ee\u00a0dalku ku tallaabsaday, waxanu yidhi \u201cDhammaanba bulshada reer\u00a0Somaliland, gudo iyo dibadba meel ay joogtoba waxan ku hambalyeynayaa\u00a027-guurada kasoo wareegtay lasoo noqoshada xorriyadii Somaliland oo ku\u00a0beegnayd 18-5-1991-kii, Burco-na lagaga dhawaaqay, Somaliland-na\u00a027-sannadood bay jirtey,Ilaahay baa mahadle, way kortay, way\u00a0xoogaysatay, way adkaatay, wayna muruqaysay dhinac walba, xagga\u00a0bisaylka siyaasadda, horumarka dhaqaalaha, caafimaadka iyo\u00a0waxbarashadaba in badan bay hano qaadday, wax badanina waa u qabyo,\u00a0adduunyaduna waa tiro Sagaal ah oo ma Tobnawdo, mar walbana wax baa\u00a0dhiman, Bani\u2019aadamkuna waxa uu u nool yahay inuu qabyadaas uun gufeeyo\u00a0oo kab-kabo, markaa innagu in badan baynu qabsannay, in badanina way\u00a0inoo hadhay, insha Allah-na tacabkana weynu wadi doonnaa, dadkeena oo\u00a0isjeclaada iyo barwaaqo aynu gaadhno ayaan Ilaahay ka rajaynayaa.\u201d\u00a0Sidoo kale, waxa uu fariin u direy Soomaaliya, waxaanu yidhi\u201cNimanka\u00a0Soomaaliyeed ee aanu wax wada lahayn ee Muqdisho looga taliyona waxanu\u00a0ugu baaqaynaa walaaltinimo, wada-noolaansho, is-qaddarin iyo\u00a0is-xurmayn laba dawladood oo walaalo ah,\u201d<\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\">Maalinta Barri bishu tahay 15 May ayaa dhamaan gobolada oo dhan laga\u00a0xusi doonaa 18 May, waxaana saddex cisho hore loogu soo raray\u00a0maalintii la xusi lahaa ayaa ku beegan maalin soon ah, sidaas darteed\u00a0ayey xukuumaddu go\u2019aansatay in 15 May la xuso, inkastoo ay ku gacan\u00a0saydheen xisbiga WADDANI oo isagu sheegay inuu u dabaaldegi doono 18\u00a0May oo ah maalinteeddii.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46245\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46246\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46247\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa ka\u00a0\u00a0hadlay sababta dabaaldega 18 may looogu soo raray 15-ka May iyo Guud\u00a0ahaan taariikhda Somaliland soo martay, waxaanu shacabka ku hambalyey\u00a0\u00a027 guuradda ka soo wareegtay madax banaanidda Somaliland. Sidoo kale, waxa uu fariin u direy dawladda Soomaaliya oo uu sheegay\u00a0in hadii midnimadii socon wayday la isku tixgaliyo in la ahaado laba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46410,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-46409","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46409","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46409"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46409\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46412,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46409\/revisions\/46412"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46410"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46409"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46409"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46409"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}