{"id":46334,"date":"2018-05-13T05:33:45","date_gmt":"2018-05-13T02:33:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46334"},"modified":"2018-05-13T05:35:01","modified_gmt":"2018-05-13T02:35:01","slug":"maydka-gabar-labaatan-jir-ah-oo-laga-helay-magaalada-qabri-dahare-ee-ismaamulka-soomaalida-itoobiyaxiisadana-ka-dhalatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/maydka-gabar-labaatan-jir-ah-oo-laga-helay-magaalada-qabri-dahare-ee-ismaamulka-soomaalida-itoobiyaxiisadana-ka-dhalatey\/","title":{"rendered":"Maydka Gabar Labaatan Jir ah oo Laga Helay Magaalada Qabri-Dahare ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya,Xiisadana Ka Dhalatey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/gabar-meydkeeda-la-helay.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46335\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/gabar-meydkeeda-la-helay.jpg\" alt=\"\" width=\"916\" height=\"513\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/gabar-meydkeeda-la-helay.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/gabar-meydkeeda-la-helay-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 916px) 100vw, 916px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya magaalada Qabri-Dahare ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in halkaa ay ka jirto xiisad ka dhalatay gabar 20 sano jir ah oo meydkeeda la helay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taysiir Cumar Maxamed oo ah gabadha meydkeeda la helay ayaa la sheegay in markii hore ay qabteen ciidamada maamulka halkaa ka jira, kuwaa oo markii danbe eheledeeda ku wargaliyay in gabadhoodii is dishay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa la sheegay in xalay meydka gabadhan la la dhigay isbitaalka ciidamada ee ku yaala isla magaalada Qabri-Dahare, islamarkaana la baaritaan kaddib sida ay eheladu sheegeen ogaadeen in la dilay oo aysan iyadu gacanteeda isku dilin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxamed Xiis oo adeer u ah gabadha ayaa sheegay la dilay, isaga oo beeniyay wararka sheegaya in ay iyadu is dishay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka dowlad deegaanka Itoobiya wali iyagu wax war ah kama aysan soo saarin arinta ku saabsan muran iyo xiisada ka dhalatay geerida Taysiir oo markii nolal ugu danbeysay ku jirtay gacanta ciidamada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46245\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46246\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46247\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Qabri-Dahare ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in halkaa ay ka jirto xiisad ka dhalatay gabar 20 sano jir ah oo meydkeeda la helay. Taysiir Cumar Maxamed oo ah gabadha meydkeeda la helay ayaa la sheegay in markii hore ay qabteen ciidamada maamulka halkaa ka jira, kuwaa oo markii danbe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46335,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46334","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46334","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46334"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46334\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46337,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46334\/revisions\/46337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46335"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46334"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46334"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46334"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}