{"id":46330,"date":"2018-05-13T05:25:19","date_gmt":"2018-05-13T02:25:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46330"},"modified":"2018-05-13T05:25:39","modified_gmt":"2018-05-13T02:25:39","slug":"hindise-sharcadeed-saameynaya-shirkadaha-shisheeye-oo-barlamaanka-soomaaliya-ka-shirayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/hindise-sharcadeed-saameynaya-shirkadaha-shisheeye-oo-barlamaanka-soomaaliya-ka-shirayo\/","title":{"rendered":"Hindise Sharcadeed Saameynaya Shirkadaha Shisheeye oo Barlamaanka Soomaaliya ka Shirayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/barlaman-fs.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/barlaman-fs.jpg\" alt=\"\" width=\"1075\" height=\"681\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/barlaman-fs.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/barlaman-fs-300x190.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1075px) 100vw, 1075px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la horgeynaya sharciga Shirkadaha dalka, waxaana ka mid hindise sharciyeedyada ay xukuumadda u soo gudbisay Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sharciga Shirkaddaha ayaa ka mid ah sharciga ugu saameynta badan ee dalka, kaa soo haddii la dhaqan geliyo wax badan ka bedelaya hab dhaqanada shirkadaha ka howlgala dalka, kuwaasoo aanay bixin xuquuqdii ku waajibtay iyo canshuurta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ajandaha ayaa la sheegay in lagu daray sharciga shirkadaha (Company Law), waxaana la filayaa in dooda hindise sharciyeedkan uu qaato maalmo, islamarkaana ugu dambeyn la ansixiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal oo khamiistii la caleema saaray ayaa kulankiisa labaad maanta shir guddoomin doonoa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa hor yaaala howlo adag oo ay ugu muhiimsan tahay Hindise sharciyeedyo fara badan oo ay xukuumadda u soo gudbisay, waxaana ka mid ah hindise sharciyeedyo illaa baarlamaankii 9aad yaalay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46245\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46246\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46247\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la horgeynaya sharciga Shirkadaha dalka, waxaana ka mid hindise sharciyeedyada ay xukuumadda u soo gudbisay Baarlamaanka. Sharciga Shirkaddaha ayaa ka mid ah sharciga ugu saameynta badan ee dalka, kaa soo haddii la dhaqan geliyo wax badan ka bedelaya hab dhaqanada shirkadaha ka howlgala dalka, kuwaasoo aanay bixin xuquuqdii ku waajibtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46331,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46330","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46330","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46330"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46330\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46333,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46330\/revisions\/46333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46331"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46330"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46330"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46330"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}