{"id":46326,"date":"2018-05-13T05:17:15","date_gmt":"2018-05-13T02:17:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46326"},"modified":"2018-05-13T05:17:47","modified_gmt":"2018-05-13T02:17:47","slug":"shacabka-dalka-ciraaq-oo-maanta-la-filayo-in-ay-doorasho-guud-u-dareeraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/shacabka-dalka-ciraaq-oo-maanta-la-filayo-in-ay-doorasho-guud-u-dareeraan\/","title":{"rendered":"Shacabka Dalka Ciraaq oo Maanta La Filayo in ay Doorasho Guud U Dareeraan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/dorosho-ciraaq.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46327\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/dorosho-ciraaq.jpg\" alt=\"\" width=\"980\" height=\"551\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/dorosho-ciraaq.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/dorosho-ciraaq-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 980px) 100vw, 980px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Shacabka ku dhaqan dalka Ciraaq ayaa guud ahaan maanta u dareeraya codbixin doorashada Baarlamaanigga ah, markii ugu horeysay tan iyo markii dowladda ay ka guuleysatay in dalku ay ka sarto Daacish.<\/p>\n<p align=\"justify\">Haider Al-Abadi oo ah ra\u2019iisal-wasaaraha haatan talada haya ee dalkaasi ayaa siweyn loo hadal hayaa in uu ku guuleysan doono xilka,inkastoo loo badinayo in uu wajihii karo loolan adag.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa lagu amaanay ra\u2019iisal-wasaare al- Abadi guusha uu ka gaaray dagaalkii uu kula jiray kooxaha argagixisada iyo amniga oo aad u soo wanaagsanaaday dhammaan waddanka,tan iyo markii laga adkaaday Daacish.<\/p>\n<p align=\"justify\">Doorashadan dacaysa ayaa Qof kasta oo ku guuleysta doorashadaan waxaa looga fadhiyaa in uu mideeyo mad-habta kala duwan ee ka jirta Ciraaq, kuwaasi oo iyaguna caqabad ku ah nabadda waddanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar kamid ah bulshada reer Ciraaq ayaa si weyn u dhaliilsan musuq-maasuq baahsan oo ay sheegeen in uu ka jiro hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale waxaa jirta cabsi dadka reer Ciraaq ka qabaan in mar kale dalkooda uu ka dhaco dagaal sookeeye, kaasi oo salka ku haya siyaasadaha Mareykanka iyo Iiraan ka dhex taagan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46245\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46246\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46247\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shacabka ku dhaqan dalka Ciraaq ayaa guud ahaan maanta u dareeraya codbixin doorashada Baarlamaanigga ah, markii ugu horeysay tan iyo markii dowladda ay ka guuleysatay in dalku ay ka sarto Daacish. Haider Al-Abadi oo ah ra\u2019iisal-wasaaraha haatan talada haya ee dalkaasi ayaa siweyn loo hadal hayaa in uu ku guuleysan doono xilka,inkastoo loo badinayo in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46327,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46326","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46326"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46329,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46326\/revisions\/46329"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}