{"id":4631,"date":"2011-12-01T15:57:40","date_gmt":"2011-12-01T15:57:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4631"},"modified":"2011-12-01T15:58:57","modified_gmt":"2011-12-01T15:58:57","slug":"dagaal-beleedyo-qasaaro-sababay-oo-manta-ka-dhacay-gobolka-galgauudd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/dagaal-beleedyo-qasaaro-sababay-oo-manta-ka-dhacay-gobolka-galgauudd\/","title":{"rendered":"Dagaal beleedyo qasaaro sababay oo manta ka dhacay gobolka galgauudd"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-4631 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/12\/maleedhiyad.jpg'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"86\" height=\"58\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/12\/maleedhiyad.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/12\/burcad2.jpg'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"116\" height=\"87\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/12\/burcad2.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<h1><em>Wakaalada wararka soomaaliyed warsom.com<\/em><\/h1>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<p>Dagaalka\u00a0 beeleed kan ayaa barqadii manta ka dhacay deegaanno hoos taga degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud kaas oo u dhaxeeyay beelo walaalo ah oo deegaanadaas wada daga.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijinayo ilaa afar ruux oo u badan dhinacyadii dirirtu dhaxmartay ayaa ku geeriyootay ilaa ku dhawaad lix kalana way ku dhaawacmeen oo badankood ahaa maleeshiyaadkii dagaalka ka qeeb galay.<\/p>\n<p>Labada dhinac ee dirirtu dhaxmartay ayaa isku adeegsaday hub culus, taasoo keentay marka laga soo tago khasaaraha isugu jira dhimashada iyo dhaawaca in ay barakacaan dadkii ku noolaa deegaannada lagu dagaallamay.<\/p>\n<p>Dagaallada\u00a0 ka dhaca bartamaha dalka Soomaaliya ee dhaxmara maleeshiyada beelaha ayaa ka bilaawda ama salka ku haya muran la xiriira wadaag dhulka daaqsimeedka iyo biyaha, taasoo keentay in marka danbe xaalku gacan ka hadal isku badalo<\/p>\n<p>agaallka ka dhacay degmada Balanbal ma\u2019aha kii ugu horeeyay ee halkaa ka dhaca, waxaana jirta in marar badan oo hore sidan oo kale dagaallo ugu dhaxmareen maleeshiyo beeleed, laakiin haddana waxaa inta badan arrimaha soo dhaxgalayay maamulka Ahlu Sunna Waljameeca ee isagu ka arimiya inta badan gobollka Galgaduud<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaalada wararka soomaaliyed warsom.com Dagaalka\u00a0 beeleed kan ayaa barqadii manta ka dhacay deegaanno hoos taga degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud kaas oo u dhaxeeyay beelo walaalo ah oo deegaanadaas wada daga. Inta la xaqiijinayo ilaa afar ruux oo u badan dhinacyadii dirirtu dhaxmartay ayaa ku geeriyootay ilaa ku dhawaad lix kalana way ku dhaawacmeen oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4631","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4631"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4631\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4636,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4631\/revisions\/4636"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}