{"id":46309,"date":"2018-05-11T23:53:07","date_gmt":"2018-05-11T20:53:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46309"},"modified":"2018-05-12T00:05:55","modified_gmt":"2018-05-11T21:05:55","slug":"saraakiil-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-dawlada-federalku-sheegtey-in-ay-ku-dileen-deegaano-hoos-taga-gshhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/saraakiil-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-dawlada-federalku-sheegtey-in-ay-ku-dileen-deegaano-hoos-taga-gshhoose\/","title":{"rendered":"Saraakiil ka tirsanaa Al-shabaab oo Dawlada Federalku Sheegtey in ay ku Dileen Deegaano Hoos taga G\/sh\/hoose."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/c-c-canood.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46310\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/c-c-canood.jpg\" alt=\"\" width=\"1048\" height=\"850\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/c-c-canood.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/c-c-canood-300x243.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1048px) 100vw, 1048px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in duqeyn maalin ka hor ka dhacday deegaan hoos taga degmada Bariirre ee gobolka Shabeelaha hoose ku dileen saraakiil ka tirsanaa Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa shaaciyay magacyada saraakiisha lagu dilay weerarka oo ay wada jir u fuliyeen ciidamada dowladda iyo kuwa Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay Abaanduulaha in weerarkaa lagu dilay Saddex sarkaal oo muhiim u ahaa Al-shabaab kuwaa oo lagu kala magacaabi jiray Khalif Maxamed Warsame (Khaliif Cadale), Yuusuf Macalin Cabdalla iyo Muuse Cali Gaabow.<\/p>\n<p align=\"justify\">Jen Caanood ayaa intaa ku daray n ciidamadu bur buriyeen saldhigyo dhowr ah oo ay halkaa ku lahaayeen Ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin dhinaca kale marka la eego waxaa soo baxaya warar sheegaya in dadka ku dhintay weerarka u badnaayeen dad rayid ah, kuwaa oo qaarkood meydadkooda la soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Abaanduulaha ayaase sheegay in ay maqleen wararka ku saabsan duqeynta iyo weerarka in ay ku dhinteen dad rayid ah laakiin baaritaan arintaa ku saabsan la wado.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46245\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46246\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46247\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in duqeyn maalin ka hor ka dhacday deegaan hoos taga degmada Bariirre ee gobolka Shabeelaha hoose ku dileen saraakiil ka tirsanaa Al-shabaab. Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa shaaciyay magacyada saraakiisha lagu dilay weerarka oo ay wada jir u fuliyeen ciidamada dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46310,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46309","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46309","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46309"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46312,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46309\/revisions\/46312"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}