{"id":46305,"date":"2018-05-11T23:22:15","date_gmt":"2018-05-11T20:22:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46305"},"modified":"2018-05-11T23:27:46","modified_gmt":"2018-05-11T20:27:46","slug":"magaalada-muqdisho-gaar-ahaan-degmada-wadajir-oo-sarkaal-ka-tirsan-nabadsugidda-gurigiisa-la-weerarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/magaalada-muqdisho-gaar-ahaan-degmada-wadajir-oo-sarkaal-ka-tirsan-nabadsugidda-gurigiisa-la-weerarey\/","title":{"rendered":"Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Degmada Wadajir oo Sarkaal ka tirsan Nabadsugidda Gurigiisa la Weerarey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/xamar-weerar-guri.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46306\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/xamar-weerar-guri.jpg\" alt=\"\" width=\"1031\" height=\"549\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/xamar-weerar-guri.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/xamar-weerar-guri-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1031px) 100vw, 1031px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Sarkaal ka tirsan nabad-sugida Soomaaliya ayaa faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar xalay lagu qaaday guriga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho kaa oo lagu dilay ilaa Afar ruux.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sarkaalka oo dalbaday in aan magaciisa loo adeegsaday warbaahinta oo la hadlay VOA ayaa sheegay rag ka tirsan sida uu hadalka u dhigay Ururka Al-shabaab xalay weerar ku qaadeen gurigiisa oo ku yaala degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sarkaalka ayaa sheegay in xiliga uu weerarkan dhacay uu ka maqnaa guriga, laakiin xaaskiisa ku soo war-galisay in weerar lagu soo qaaday inta badan dadkii ku sugnaa gurigana la dilay kuwa kalana la dhaawacay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaa is oo wacday xaaskeyga oo aan hadalkeeda fahmi waayay, dadkii way dhamaadeen ayay igu tiri, waan soo cararay, waxaan u imid laba meyd ah iyo laba dhaawacood uu halis yahay, inta aan Isbitaalka u wadnay ayeey labadii kale u geeriyoodeen dhawacii soo gaaray\u201d ayuu u sheegay VOA-da sarkaalkan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab ayaa iyagu sheegtay ay ka danbeeyeen weerarka lagu qaaday guriga sarkaalkan ka tirsanaa hay\u2019addaha nabad-sugida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Muqdisho inta badan waxaa ka dhaca weerarada qorsheysan ee lagu beegsado mas\u2019uuliyiinta dowladda, saraakiisha ciidamada iyo odayaasha dhaqanka oo ah kuwa ugu badan oo saameeyaan weerarrada noocan oo kale ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46245\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46246\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46247\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sarkaal ka tirsan nabad-sugida Soomaaliya ayaa faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar xalay lagu qaaday guriga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho kaa oo lagu dilay ilaa Afar ruux. Sarkaalka oo dalbaday in aan magaciisa loo adeegsaday warbaahinta oo la hadlay VOA ayaa sheegay rag ka tirsan sida uu hadalka u dhigay Ururka Al-shabaab xalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46306,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46305","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46305","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46305"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46308,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46305\/revisions\/46308"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46306"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}