{"id":46281,"date":"2018-05-10T00:33:46","date_gmt":"2018-05-09T21:33:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46281"},"modified":"2018-05-10T00:43:08","modified_gmt":"2018-05-09T21:43:08","slug":"dawladda-dalka-iran-oo-ka-jawaabtey-hadalkii-madaxweynaha-mareykanka-donald-trump","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/dawladda-dalka-iran-oo-ka-jawaabtey-hadalkii-madaxweynaha-mareykanka-donald-trump\/","title":{"rendered":"Dawladda Dalka IRAN oo ka Jawaabtey Hadalkii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/ruuxaani.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/ruuxaani.jpg\" alt=\"\" width=\"1013\" height=\"548\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/ruuxaani.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/ruuxaani-300x162.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1013px) 100vw, 1013px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Iiraan Xasan ruuxaani ayaa sheegay in xukuumadda Tahraan ay daba mari doonto Mareeykanka, kalana xaajoon doonto heshiiska Nuclearka dalalka kale ee sixiixayaasha ahaa, isagoo sheegay in ka laabashada Mareeykanka ee heshiiskaasi uu yahay mid aan la aqbali Karin.<\/p>\n<p>Hadalka Ruuxaani ayaa yimid kadib markii madaxweynaha Mareeykanka Donald Trump uu ka baxay heshiiskii Nuclear ee lala galay Iiraan oo uu ku tilmaamay mid dhibaato keenaya.<br \/>\nRuuxaani oo arimahaasi ka jawaabaya ayaa sheegay \u201cHadii ujeedooyinkii laga lahaa heshiiska aan ka helno dalalka kale ee saxiixay, sidiisa ayuu ahaan doonaa.\u201d<\/p>\n<p>\u201cKa bixidda heshiiska, Mareeykanka waxa uu si cad uga hor yimid ballanqaadkiisii heshiis caalami ah,\u201d ayuu hadalkiisii raaciyay.<\/p>\n<p>Waxa uu xusay in aysan marna ogolaan doonin in heshiiskaasi la burburiyo, isagoo yiri \u201cWaxaan amray wasiirka arimaha dibadda in kala xaajoojo dalalka Yurub, Shiinaha iyo Ruushka todobaadyada nagu soo aadan. Haddii dhammaadka mudadan gaaban aan kusoo gabagabeeyno, waxaan si dhameystiran uga faa\u2019iideysan doonnaa heshiiska wadajirka ah ee JCPOA ee Iiraan, anagoo garab uga heleeyna dalalka kale, heshiiskuna wuxuu ahaan doonaan sidiisii.\u201d<\/p>\n<p>Donald Trump ayaa mudooyinkii u danbeeyay waday dadaallo ku aadan in uu ka laabto heshiiska Nuclearka ee madaxweynihii isaga ka horeeyay la galay dalka Iiraan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46245\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46246\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46247\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Madaxweynaha dalka Iiraan Xasan ruuxaani ayaa sheegay in xukuumadda Tahraan ay daba mari doonto Mareeykanka, kalana xaajoon doonto heshiiska Nuclearka dalalka kale ee sixiixayaasha ahaa, isagoo sheegay in ka laabashada Mareeykanka ee heshiiskaasi uu yahay mid aan la aqbali Karin. Hadalka Ruuxaani ayaa yimid kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46282,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46281","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46281"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46283,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46281\/revisions\/46283"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}