{"id":46251,"date":"2018-05-09T01:04:54","date_gmt":"2018-05-08T22:04:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46251"},"modified":"2018-05-09T01:05:14","modified_gmt":"2018-05-08T22:05:14","slug":"ciidamada-isku-dhafka-ah-ee-xasilinta-muqdisho-oo-rwasaare-khayre-ku-dhiiri-geliyey-shaqadooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/ciidamada-isku-dhafka-ah-ee-xasilinta-muqdisho-oo-rwasaare-khayre-ku-dhiiri-geliyey-shaqadooda\/","title":{"rendered":"Ciidamada Isku Dhafka ah ee Xasilinta Muqdisho oo R\/wasaare Khayre ku Dhiiri Geliyey Shaqadooda."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/xasilinta-khayre.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46252\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/xasilinta-khayre.jpg\" alt=\"\" width=\"1050\" height=\"700\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/xasilinta-khayre.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/xasilinta-khayre-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1050px) 100vw, 1050px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Mudane Xasan Cali Khayre Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kormeer ugu ciidanka isku dhafka ah ee loo diyaariyay amaanka Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo isugu jira qeybaha kala gadisan ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaare Kheyre ayaa Kormeerkiisa waxaa ku weheliyay Wasiir ku xigeenka Amniga, Xildhibaano, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo Guddoomiyaha Gabalka Banaadir.<\/p>\n<p>Intii uu ku guda Jiray Booqashadiisa ayuu warbxino ku saabsan amniga dalka gaar ahaan caasimada Muqdisho ka dhagaystay taliyayaasha ciidanka,waxayna tilmaameen in si wanaagsan loo wado howlaha amni ee magaalada, iyagoona cadeeyay in ay dajisteen qorsheyaal lagula soconayo guud ahaan amniga gobolka, gaar ahaan bisha Ramadaan iyo dhaq-dhaqaaqayada cid-walba oo doonayso in ay carqaladayso amniga Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/gallery\/2018\/may\/20185863661344605047361732169041_2108419089440455_4617670454058942464_n.jpg\" \/><br \/>\nRa\u2019iisul Wasaare Khayre ayaa u mahad celyay Ciidamada iyo Madaxdooda isagoona dhanka kalana ku boggaadiyay howlaha muhiimka ah ee ay qabtaan, waxuuna ku dhiiri galiyay in sii labo laabaan shaqooyinka ay Qaranka u hayaan.<\/p>\n<p>\u201cWadashaqaynta Maamulka Gobolka Banaadir iyo ciidanka Xasilinta Muqdisho waxaa ay ka turjumaysaa dadaalka loogu jiro in la soo celiyo amaanka magaalda oo waayahan laga shaqeynaayay, shacabka Soomaaliyeed dhammaantoodna waxaan faraynaa in la shaqeeyaan ciidanka.\u201d Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre.<\/p>\n<p>Photoj3 Ugu Dambeyntii Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ciidanka u soo jeediyay in ay aad u ilaaliyaan shacabka ay amnigooda sugayaan si wanagsan ay ula macaamilaan marka ay shaqada ku jiraan, si ay shacabku ugu kalsoonaadaan ciidamada ka dibno loo helo wadashaqay buuxda.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46245\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46246\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46247\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Mudane Xasan Cali Khayre Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kormeer ugu ciidanka isku dhafka ah ee loo diyaariyay amaanka Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo isugu jira qeybaha kala gadisan ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya. Ra&#8217;iisul wasaare Kheyre ayaa Kormeerkiisa waxaa ku weheliyay Wasiir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46252,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46251","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46251","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46251"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46253,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46251\/revisions\/46253"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46252"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}