{"id":46224,"date":"2018-05-07T21:29:52","date_gmt":"2018-05-07T18:29:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46224"},"modified":"2018-05-07T21:32:27","modified_gmt":"2018-05-07T18:32:27","slug":"fatahaadda-wabiga-shabeele-ee-bweyne-oo-jaaliyada-dalka-sweden-raashin-qaybin-ka-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/fatahaadda-wabiga-shabeele-ee-bweyne-oo-jaaliyada-dalka-sweden-raashin-qaybin-ka-sameeyey\/","title":{"rendered":"Fatahaadda Wabiga Shabeele ee B\/weyne oo Jaaliyada Dalka SWEDEN Raashin Qaybin ka Sameeyey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/jaaliyada-sweden-deeq-bweyne.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46225\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/jaaliyada-sweden-deeq-bweyne.jpg\" alt=\"\" width=\"920\" height=\"690\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/jaaliyada-sweden-deeq-bweyne.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/jaaliyada-sweden-deeq-bweyne-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 920px) 100vw, 920px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Tan iyo Markii ay soo if&#8217;bax Saameynta Fatahaada Wabiga Shabelle ee magaalada Beledweyne islamarkaana Qoysas badan ay ka barakaceen Daadadka ayaa waxaa dhinac socotay Gargaaro kala gadisan oo Dadka uga imaanayay Dowlada, Shirkadaha Ganacsiga iyo Jaaliyada Dibada.<\/p>\n<p>Jaaliyadda soomaaliyeed ee Dalka Sweden gaar ahaan Magalada Linkoping ayaa waxeey deeq gargaar Lacageed ah soo gaarsiiyeen Dadka ku barakacay Magalada Beledweyne ee ku sugan deegaanka Ceel-Jaale.<\/p>\n<p>Dadka Deqdan Lacageed Ka faa&#8217;ideystay oo kor u dhaafayo ilaa 70 ruux\u00a0 ayaa iskugu jiray Rag iyo Dumar, Waayeel iyo dad kale oo naafo ah, waxaana qofkiiba la siiyay lacag dhan 50 dollar.<\/p>\n<p>Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Linkoping ee Wadanka Sweden ayaa waxaa ay deeqdan Lacageed usoo wakiisheen Guddiga uu Madax u yahay Xaaji Maxamed Macallin Sultaan oo isagu dadkaasi Lacagta gargaarka ah u qeybiyay.<\/p>\n<p>Gudigan oo Warbaahinta WARSOM la soo xariiray ayaa sheegay in Xaaladda Dadku ay tahay mid aad u liidato Dhinaca Nolosha Xaqiiqdiina ay gaarsiiyeen Dadka ugu jilicsan lacagtan deeqda ah balse wali ay taagantahay Baahiyahay ay qabaan Dadka, waxayna baaq Guud u diray dhamaan Umada soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan Gargaarka Shacabkan Dhiban.<\/p>\n<p>Dhammaan Dadkii ay gaartay Lacagtan oo ahaa dad danyar ah ayaa u mahad celiyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Linkoping ee Dalka Sweden iyagoo ugu duceeyay in Ilaah badalkeeda uu siiyo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46195\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46196\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46195\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46197\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46198\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Tan iyo Markii ay soo if&#8217;bax Saameynta Fatahaada Wabiga Shabelle ee magaalada Beledweyne islamarkaana Qoysas badan ay ka barakaceen Daadadka ayaa waxaa dhinac socotay Gargaaro kala gadisan oo Dadka uga imaanayay Dowlada, Shirkadaha Ganacsiga iyo Jaaliyada Dibada. Jaaliyadda soomaaliyeed ee Dalka Sweden [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46225,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46224","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46224","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46224"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46224\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46226,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46224\/revisions\/46226"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46225"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46224"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46224"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46224"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}