{"id":46214,"date":"2018-05-06T01:14:32","date_gmt":"2018-05-05T22:14:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46214"},"modified":"2018-05-06T01:14:32","modified_gmt":"2018-05-05T22:14:32","slug":"gurmadka-fatahaada-wabi-shabeele-ee-dawladda-federalka-oo-maamulka-hirshabeele-ka-mahad-celiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/gurmadka-fatahaada-wabi-shabeele-ee-dawladda-federalka-oo-maamulka-hirshabeele-ka-mahad-celiyey\/","title":{"rendered":"Gurmadka Fatahaada wabi Shabeele ee Dawladda Federalka oo Maamulka Hirshabeele ka Mahad Celiyey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/h-shabeele.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft  wp-image-46215\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/h-shabeele.jpg\" alt=\"\" width=\"802\" height=\"534\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle, Sheekh Cusmaan Barre Maxamed, ayaa ka mahad celiyay doorka ay Dowladda federaalka Soomaaliya ka geysatay fatahaadda uu Webiga Shabeelle ka geystay Magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Sheekh Cusmaan ayaa tilmaamay inay jiraan dadaallo balaaran oo ay waddo Dowladda dhexe halkaasna ay gaareen madaxda ugu sarraysa Dalka, balse ayan ku fillayn, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in lasii Laba laabo howsha socota.<\/p>\n<p>Guddoomiye Sheekh Cusmaan Barre ,ayaa sidoo kale sheegay inay jiraan Lacago\u00a0 badan oo ay ku deeqeen Dowladda Federaalka, Maamulka Gobolka Banaadir, qaar ka mid ah maamullada Dalka iyo Bulshada Hirshabeelle, wuxuuna intaa raaciyay inay jiraan ballanqaadyo ka imanaya Dowlad Goboleedyada iyo hay\u2019adaha samafalka.<\/p>\n<p>Sheekh Cusmaan ayaa Dadka ku barakacay daadadkii ka dhashay fatahaadda ku qiyaasay Boqol Kun oo Qoys, wuxuuna intaa raaciyay inay jiraan dhimasho, bur-bur hantiyeed iyo khasaarooyin kale oo sida looga soo kabtaa ay adag tahay.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha gargaarka ayuu ugu baaqay inay sii Laba laabaan dedaallada lagu samata bixinayo Dadka ay saamaysay fatahaadda, isagoo\u00a0 walaac ka muujiyay Garoonka Diyaaradaha oo ku xirmay Roobab iyo Daadad is biirsaday, taasoo gaabis ku keeni karta gurmadkii loo fidin lahaa Dadka ku tabaalaysan duleeddada Magaalada Baladweyne.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46195\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46196\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46197\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46198\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle, Sheekh Cusmaan Barre Maxamed, ayaa ka mahad celiyay doorka ay Dowladda federaalka Soomaaliya ka geysatay fatahaadda uu Webiga Shabeelle ka geystay Magaalada Beledweyne. Sheekh Cusmaan ayaa tilmaamay inay jiraan dadaallo balaaran oo ay waddo Dowladda dhexe halkaasna ay gaareen madaxda ugu sarraysa Dalka, balse ayan ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46215,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46214","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46214","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46214"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46214\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46216,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46214\/revisions\/46216"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46215"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46214"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46214"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46214"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}