{"id":46211,"date":"2018-05-06T01:01:08","date_gmt":"2018-05-05T22:01:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46211"},"modified":"2018-05-06T01:01:59","modified_gmt":"2018-05-05T22:01:59","slug":"saraakiisha-ugu-sareysa-ciidamada-amisom-oo-walaac-ka-muujiyey-ka-bixitaanka-soomaaliya-2021ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/saraakiisha-ugu-sareysa-ciidamada-amisom-oo-walaac-ka-muujiyey-ka-bixitaanka-soomaaliya-2021ka\/","title":{"rendered":"Saraakiisha ugu Sareysa Ciidamada Amisom oo Walaac ka Muujiyey Ka Bixitaanka Soomaaliya 2021ka."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/AMISOM-WALAAC.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46212\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/AMISOM-WALAAC.jpg\" alt=\"\" width=\"981\" height=\"654\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/AMISOM-WALAAC.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/AMISOM-WALAAC-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 981px) 100vw, 981px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qaraarka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ee faraya in ciidamada howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ay dalka isaga bixi doonaan sanadda 2021 ayaa muran ka dhex dhaliyay saraakiisha ciidamada AMISOM, kaa oo ku saabsan diyaarinta ciidanka Qaranka Soomaaliya si ay ula wareegaan masuuliyaddaasi.<\/p>\n<p>AMISOM ayaa bilowday in ay dhinto ciidamadeeda sanaddii aynu kasoo gudubnay, ayadoo tiradii hore oo ahayd 22,000 ay ka dhigeen ilaa 21,000 oo askari.<\/p>\n<p>Waddan walba oo kamid ah dalalka ay ka socdaan ciidamada howlgalka AMISOM ayaa ugu yaraan dhimay ciidamada ka jooga Soomaaliya qiyaastii 250 askari, sida laga soo xigtay Col Richard Omwega, oo ah afhayeenka xoogagga AMISOM, kana\u00a0 tirsan ciidamada difaaca Kenya.<\/p>\n<p>\u201cKadib 10 sano oo aan dalka Joognay, Qaramada Midoobay waxay dooneeysaa in ay xoojiso ciidamada qaranka Soomaaliya, laakiin marxaladda kala guurka ah waa mid ku saleeysan shuruud, waa in uu jiraa dal xasiloon marka aan ka baxeeyno,\u201d ayuu yiri Omwega.<\/p>\n<p>Sida ay saraakiishu xaqiiijiyeen, Marka la eego qorshaha ka bixitaanka, 1,000 askari oo kale ayaa bixi doona bisha OKtoobar ee sanadkan, kuwaasoo ka imanaya ciidamada furimaha jooga, waxayna ciidamadan ka koobnaan doonaan dhammaan dalalka ay ciidamooda ka tirsanyihiin AMISOM.<\/p>\n<p>Marka laga reebo Kenya iyo Uganda, AMISOM waxaa kamid ah ciidamo ka socda dalalka Brundi, Itoobiya iyo Jabuuti.<\/p>\n<p>Doodda ugu weyn waxa ay ka dhex jirtaa taliyeyaasha ciidamada AMISOM, kuwaa oo is weeydiinaya in mudo sedex sano gudahood ah lagu heli karo rajada ay Qaramada Midoobay ka qabto ciidanka qaranka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/gallery\/2018\/may\/201855636610988842230780large.jpeg\" \/><br \/>\n\u201cWaa in la bedelo habka ciidamada Qaranka Soomaaliya ay u tababartaan oo loo diyaarinayo, waa kuwo si fiican u tababarn laakiin aan si wanaagsan ugu diyaarsaneyn in ay culeyska la wareegaan,\u201d Sidaa waxaa yiri Brig Paul L\u2019Okech, taliyaha ciidamada Uganda ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxay u baahantahay in si fiican gacanta loogu qabto arintan, haddii kale waxaan dib ugu laaban karnaa halkii hore,\u201d ayuu hadalkiisii raaciyay.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa wadda qorshe ay ku qalabeeyneeyso ciidanka Qaranka Soomaaliya si ay ula wareegaan ammaanka dalka, waxaana shirar looga hadlayo arintan lagu qabtay dalal kala duwan, ayadoo ay ugu danbeeysay shirkii lagu soo gabagabeeyay dalka Biljimka ee uu shir gudoominayay Raysul wasaare Khayre, kaasoo diiradda lagu saarayay dhismaha ciidanka Qaranka Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46195\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46196\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46197\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46198\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Qaraarka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ee faraya in ciidamada howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ay dalka isaga bixi doonaan sanadda 2021 ayaa muran ka dhex dhaliyay saraakiisha ciidamada AMISOM, kaa oo ku saabsan diyaarinta ciidanka Qaranka Soomaaliya si ay ula [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46212,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46211","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46211","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46211"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46211\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46213,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46211\/revisions\/46213"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46212"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}