{"id":46194,"date":"2018-05-05T22:00:03","date_gmt":"2018-05-05T19:00:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46194"},"modified":"2018-05-05T22:01:31","modified_gmt":"2018-05-05T19:01:31","slug":"ganacsato-soomaaliyeed-oo-dalka-turkiga-kulan-kula-yeeshey-rwasaare-xasan-cali-khayre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/ganacsato-soomaaliyeed-oo-dalka-turkiga-kulan-kula-yeeshey-rwasaare-xasan-cali-khayre\/","title":{"rendered":"Ganacsato Soomaaliyeed oo Dalka Turkiga Kulan Kula Yeeshey R\/wasaare Xasan Cali Khayre."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/ganacsato.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46199\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/ganacsato.jpg\" alt=\"\" width=\"971\" height=\"728\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/ganacsato.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/ganacsato-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 971px) 100vw, 971px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ahaa mid looga wada hadlayay qaabka ugu wanaagsan ee Ganacsatada Soomaliyeed uga qeyb-gali lahaayeen shirka maalgashiga Somali-Turkey Forum ee sannadlaha ah oo lagu wado in uu ka dhaco Dalkaasi iyo waxyaabaha lagu soo bandhigayo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wasiirkiisa Ganacsiga Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa dhageystay isbaddellada Ganacsi ee ay doonayaan Ganacsatada iyo hormarrada laga sameeyay arrintaasi.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahadceliyey Ganacstada Soomaaliyeed\u00a0 bixinta Canshuuraha iyo ka qeyb-galka Tubta horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Ganacsiga iyo Warsahadaha Soomaaliya\u00a0 Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa tilmaamay in ganacsatadu ay Laf-dhabar u yihiin horumarka Soomaaliya ka jira, wasaarad ahaanna ay xil gaar ah iska saarayaan isku xirka Ganacsatada Soomaaliyeed iyo kuwa caalamka, qeybna uu ka yahay shirka Somali-Turkey Forum ee Istanbul ka dhacay.<\/p>\n<p>Dhanka kale Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya ayaa lagu amaanay Sida Hormarka leh ee ay mar waliba isugu howsho Isbadallada ganacsiga iyadoo ay Ganacsatadu ku ammaaneen Xukuumadda juhdiga ay galineyso horumarinta Dhaqaalaha dalka oo uu sal u yahay Ganacsiga iyo Maalgashiga waxa ay codsadeen in lagu gacan siiyo sidii ay dalka u keeni lahaayeen shirkado\u00a0 badan oo dhanka Hirgelinta Maalgashiga iyo isdhaafsiga Ganacsiyada kala duwan ka shaqeeya, si loo iibgeeyo suuqa Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa ammaanay doorka wasaaradda Ganacsiga iyo isbaddelka muuqda ee mudada kooban la gaaray, waxa uu dhiirageliyey in si xowli ah loo ballaariyo Suuq-geynta fursadaha Ganacsi iyo Maalgashi ee Soomaaliya ka jira.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa hadalkiisa ku soo gabogabeeyey in Ganacsatadu ay si weyn uga qeyb-qaataan gurmadka gobollada ay saameyeen Fatahaadaha, una rajeeyey in ay Ganacsiga Soomaaliya la tartan siiyaan dunida horumartay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46195\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46196\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46197\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46198\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Kulanka ayaa ahaa mid looga wada hadlayay qaabka ugu wanaagsan ee Ganacsatada Soomaliyeed uga qeyb-gali lahaayeen shirka maalgashiga Somali-Turkey Forum ee sannadlaha ah oo lagu wado in uu ka dhaco Dalkaasi iyo waxyaabaha lagu soo bandhigayo. Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46199,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46194","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46194","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46194"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46194\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46200,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46194\/revisions\/46200"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46199"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}