{"id":46190,"date":"2018-05-05T03:00:40","date_gmt":"2018-05-05T00:00:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46190"},"modified":"2018-05-05T03:03:23","modified_gmt":"2018-05-05T00:03:23","slug":"garoonkii-ugu-horeeyey-ee-diyaaraduhu-fariistaan-oo-magaalooyinka-dhoobley-iyo-afmadaw-loo-daahfurey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/garoonkii-ugu-horeeyey-ee-diyaaraduhu-fariistaan-oo-magaalooyinka-dhoobley-iyo-afmadaw-loo-daahfurey\/","title":{"rendered":"Garoonkii ugu Horeeyey ee Diyaaraduhu Fariistaan oo Magaalooyinka Dhoobley iyo Afmadaw Loo Daahfurey."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/dulimad-dhobley-iyo-Afmadaw.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46191\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/dulimad-dhobley-iyo-Afmadaw.jpg\" alt=\"\" width=\"905\" height=\"1215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/dulimad-dhobley-iyo-Afmadaw.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/dulimad-dhobley-iyo-Afmadaw-223x300.jpg 223w\" sizes=\"auto, (max-width: 905px) 100vw, 905px\" \/><\/a><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ayadoo kulan ay dhawaan yeesheen golaha wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland qodobadii kasoo baxay ay kamid ahayd dib u howlgelinta garoomada diyaaradaha magaalada Afmadow iyo Dhoobleey ayaa waxaa maanta markii ugu horeeysay magaalada Kismaayo ka duulay diyaarad siday rakaab iyo masuuliyiin ka tirsan Jubbaland.<\/span><\/p>\n<p>Duulimaadyada Degmada Afmadow iyo deegaanka Dhoobleey ayaa mudo dheer xirnaa, ayadoo magaalooyinkaasi ay ka dagi jireen oo qura diyaaradaha ay isticmaalaan hay&#8217;adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa AMISOM.<\/p>\n<p>Sababaha ay howlgabka u ahaayeen garoomadaasi ayay masuuliyiinta Jubbaland ku sheegeen arimo dhinacyada ammaanka iyo dhismayaasha garoomadaasi, waxaana ay sheegeen in hadda la dhameystiran dhammaan adeegyadii lagama maamrmaanka u ahaa garoomadaasi.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta Jubbaland Mudane Shukri Weeyrax Kaariye, Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare Mudane Max&#8217;ed Ibraahim Max&#8217;uud, Agaasimaha guud ee wasaaradda arimaha gudaha Mudane C\/raxmaan Cabdi Axmed iyo maareeyaha wakaaladda garoomada Jubbaland C\/laahi\u00a0<span style=\"font-size: large;\">Aadan\u00a0<\/span><span style=\"font-size: large;\">Max&#8217;uud (Jagadoon) iyo masuuliyiin kale ayaa ka dagay garoomadaasi.<\/span><\/p>\n<p>Madaxda oo munaasbado kala duwan ku qabtay garoomada diyaaradaha magaalooyinka Afmadow iyo Dhoobleey ayaa shacabka deegaanadaasi ugu bishaareeyay in maanta wixii ka danbeeyo ay duulimaadyo toos ah ka bilaaban doonaan magaalooyinkaasi.<\/p>\n<p>Degmada Afmadow ayaa qiyaastii 120 KM dhanka galbeed kaga beegan Kismaayo, ayadoo magaalada Dhoobleeyna ay ku taal soohdinta kala qeeybisa Soomaaliya iyo Kenya, waxaana adkayd in masuul dowladeed ama shaqaale u shaqeeya dowladda ay isaga gooshaan Kismaayo iyo magaalooyinkani, maadaama Maleeyshiyaadka Al-shabaab ay ku suganyihiin deegaano dhowr ah oo u dhexeeya Kismaayo iyo magaalooyinkaasi.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa waxaa soo dhaweeyay shacabka ku dhaqan Dhoobleey iyo Afmadow, kuwaa oo sheegay in ay baahi weyn u qabeen in ay helaan duulimaadyo, ayagoo sheegay in ay kusoo aaday xilli ay roobab gooyeen wadooyinkii isku xiri jiray magaalooyinka Jubbaland.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46020\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Ayadoo kulan ay dhawaan yeesheen golaha wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland qodobadii kasoo baxay ay kamid ahayd dib u howlgelinta garoomada diyaaradaha magaalada Afmadow iyo Dhoobleey ayaa waxaa maanta markii ugu horeeysay magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46191,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46190","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46190","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46190"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46190\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46193,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46190\/revisions\/46193"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46191"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46190"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46190"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46190"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}