{"id":46184,"date":"2018-05-05T00:31:27","date_gmt":"2018-05-04T21:31:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46184"},"modified":"2018-05-05T00:45:32","modified_gmt":"2018-05-04T21:45:32","slug":"shacabka-reer-bweyne-ee-ay-fatahaaddu-saameysey-oo-shirkadda-dahabshiil-group-raashin-deeq-ah-u-qaybisey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/shacabka-reer-bweyne-ee-ay-fatahaaddu-saameysey-oo-shirkadda-dahabshiil-group-raashin-deeq-ah-u-qaybisey\/","title":{"rendered":"Shacabka Reer B\/weyne ee ay Fatahaaddu Saameysey oo Shirkadda Dahabshiil-Group Raashin Deeq ah u Qaybisey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/dahabshil-rashin-bweyne.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46185\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/dahabshil-rashin-bweyne.jpg\" alt=\"\" width=\"980\" height=\"551\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/dahabshil-rashin-bweyne.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/dahabshil-rashin-bweyne-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 980px) 100vw, 980px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Deeqdan Raashinka ah oo ay Shirkadda Dahab-shiil Group maanta soo gaarsiiyeen Dadkii ka Barakacay Fataahaadda Wabiga Shabelle ee Magaalada Beledweyne ayaa loogu qeybiyay\u00a0 deegaanka Ceel-jaalle oo ah halka dadka ugu badan ay ku barakaceen.<\/p>\n<p>Maamulka Shirkadda Dahab-shiil Group ee Gobolka Hiiraan\u00a0 Xaaji Cismaan Dhagaxow ayaa sheegay\u00a0 in Kaalmadan la gaarsiin doono dhammaan dadkii ay saameysay fatahaadda wabiga oo ay qeyb ka yihiin ilaa iyo\u00a0 40 tuullo oo labada dhinac\u00a0 ee waqooyi iyo Galbeed ka xiga Magaalada Beledweyne, waxuuna intaasi ku daray in aysan intaan ku ekaan doonin oo ay sii wadi doonaan Deeqda xitaa ay shirkaddu u furtay Account-yo si ay uga qeyb qaataan bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka, Odayaasha iyo Qaar ka mid ah dadka maanta deeqdan Raashiinka ah la siiyay ayaa ka mahad celiyay Kaalmada\u00a0 Shirkadda Dahabshiil Group, waxayna baaq u direen Umadda Soomaaliyeed meel kasto oo ay joogaan iyo Shirkadaha kale ee Ganacsiga in aan sidan looga aamusin islamarkaana wali ay jirto baahiyaha Dadku ay qabaan.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow\u00a0 ayaa sheegay\u00a0 in Dahabshiil Group ay Tahay shirkaddii ugu horeysay ee ka jawaabto baaqoodii ahaa in Dadka ku wax yeellobay fataahadda la caawiyo, waxana uu u mahad celiyay maamulka shirkada Dahabshiil.<\/p>\n<p>Deeqdan ayaa noqoneysa tii ugu horeysay oo la so gaarsiiyo dadka ay saameysay fataahadda wabiga Shabelle ee Magaalada Beledweyne, walow Deeqo badan oo dawo u badan ay ka degaan Magaalada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galgaduud walina aysan soo gaarin Beledweyne.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46020\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Deeqdan Raashinka ah oo ay Shirkadda Dahab-shiil Group maanta soo gaarsiiyeen Dadkii ka Barakacay Fataahaadda Wabiga Shabelle ee Magaalada Beledweyne ayaa loogu qeybiyay\u00a0 deegaanka Ceel-jaalle oo ah halka dadka ugu badan ay ku barakaceen. Maamulka Shirkadda Dahab-shiil Group ee Gobolka Hiiraan\u00a0 Xaaji Cismaan Dhagaxow ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46185,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46184","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46184","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46184"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46184\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46186,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46184\/revisions\/46186"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46185"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46184"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46184"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46184"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}