{"id":46181,"date":"2018-05-05T00:04:26","date_gmt":"2018-05-04T21:04:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46181"},"modified":"2018-05-05T00:08:14","modified_gmt":"2018-05-04T21:08:14","slug":"munaasabad-dhiirigelin-ah-oo-loo-sameeyey-ciidamo-isku-dhaf-ah-looguna-talo-galey-sugidda-amniga-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/munaasabad-dhiirigelin-ah-oo-loo-sameeyey-ciidamo-isku-dhaf-ah-looguna-talo-galey-sugidda-amniga-muqdisho\/","title":{"rendered":"Munaasabad Dhiirigelin ah oo loo Sameeyey Ciidamo isku Dhaf ah looguna talo galey Sugidda Amniga Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/munaasabad-amniga-muqdisho.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46182\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/munaasabad-amniga-muqdisho.jpg\" alt=\"\" width=\"1174\" height=\"660\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/munaasabad-amniga-muqdisho.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/munaasabad-amniga-muqdisho-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1174px) 100vw, 1174px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Todobaadyadii ugu dambeeyay waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabanayay Shirar isdabo joog ah oo looga hadlayay amniga Gobolka Banaadir, Kulamadaasi ayaa inta badan lagu gorfeynayay sidii\u00a0 wax badan looga qaban lahaa Amniga,<\/p>\n<p>Hadaba xukuuamdda Federalka Soomaliya ayaa qorsheyneysa in amniga magaalada Muqdisho iyo xasidoonida gobolkaasi si\u00a0 ay uga qeyb qaataan ciidamo isku dhaf ah ee ka kala tirsan Booliiska, Asluubta iyo Milatariga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya\u00a0 ayaa xalay kormeer ugu tagay xarumaha ay joogeyn ciidamadaasi la doonayo in ay sugaan amaanka Magaalada Muqdisho waxaana ku wehliayay Kormeerkiisa Wasiiro, Xildhibaano, Taliyaha Ciidanka Asluubta Bashiir Maxamed Jaamac Goobe iyo xubno kale, waxaana halkaasi lagu qabtay Munaasabad kooban oo lagu soo bandhigayay Cidankan.<\/p>\n<p>Ugu horeyn waxaa goobta ka hadlay Gen. Bashiir Goobe oo sheegay in Dhalinyaradan Ciidanka ah ay ku soo biireen Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, ayna astaan u yihiin jiilka cusub ee soo socda.<\/p>\n<p>\u201cUjeedada xafladdan waxa ay tahay dhiiragelin loo sameynayo Libaaxyada soo ma jeesteenka ah ee gadaashayada fadhiya, waxay astaan u yihiin jiilka cusub ee soo socda, waxayna diyaar u yihiin in ay sugaan ammaanka caasimadda.\u201d Ayuu yiri Taliyaha Ciidanka Asluubta.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo isna Munaasabadda ka hadlay ayaa tilmaamay Ciidamadan in ay si wadajir ah uga shaqeynayaan sugidda ammaanka, si looga hortago falalka amni darro.<\/p>\n<p>\u201cXafladan walaaleynta ah ee isku xirka Ciidanka xoogga dalka waxay muujineysaa awood Millitari, Ciidanka waa cidda kaliya ee aynu ku seexanno, waa cidda keliya ee inagala shaqeyneysa amniga, haddii la wada shaqeeyo meel baa la gaarayaa, ammaanka Magaalada ayay sugayaan, waxayna la jihaadayaan Nabad-diidka.\u201d Ayuu yiri R.W Kuxigeenka.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee hada wali Ammaanka Magaalada Muqdisho sidii la rabay ma ahan waxaa ka dhaco Magaalada dilalka qorsheysan ee ay Al-shabaab u geystaan Askarta iyo dadka kale ee la shaqeeya Dowladda, balse waxaa socda Howlgallo amniga Magaalada ay ku xaqiijinayaan Ciidamada.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46020\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Todobaadyadii ugu dambeeyay waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabanayay Shirar isdabo joog ah oo looga hadlayay amniga Gobolka Banaadir, Kulamadaasi ayaa inta badan lagu gorfeynayay sidii\u00a0 wax badan looga qaban lahaa Amniga, Hadaba xukuuamdda Federalka Soomaliya ayaa qorsheyneysa in amniga magaalada Muqdisho iyo xasidoonida gobolkaasi si\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46182,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46181","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46181","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46181"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46181\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46183,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46181\/revisions\/46183"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46182"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}