{"id":46178,"date":"2018-05-04T19:16:51","date_gmt":"2018-05-04T16:16:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46178"},"modified":"2018-05-04T19:36:10","modified_gmt":"2018-05-04T16:36:10","slug":"magaalada-dhuusamreeb-ee-xarunta-maamulka-galmudug-oo-lagu-qabtey-sanadguuradii-1aad-ee-mweyne-xaaf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/magaalada-dhuusamreeb-ee-xarunta-maamulka-galmudug-oo-lagu-qabtey-sanadguuradii-1aad-ee-mweyne-xaaf\/","title":{"rendered":"Magaalada Dhuusamreeb ee Xarunta Maamulka Galmudug oo Lagu Qabtey Sanadguuradii 1&#8217;aad ee M\/weyne Xaaf."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/xaaf-xus1aad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46179\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/xaaf-xus1aad.jpg\" alt=\"\" width=\"946\" height=\"619\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/xaaf-xus1aad.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/xaaf-xus1aad-300x196.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 946px) 100vw, 946px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xarunta Madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug ee magaalada Dhuusa-mareeb ayaa xalay waxaa lagu qabtay munaasabad loogu dabaal degayay sanadguuradii 1-aad ee ka soo wareegatay markii madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf\u00a0 loo doortay Madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n<p>Munaasabadda oo ay ka qeyb galeen Wasiirro, Xildhibaanno, Saraakiil ciidan iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka Galmudug, ayaa lagu maamusayay Wax-qabadkii halka sano ee Maamulkaasi uu jiray iyo sidoo kale waqtiga u dhiman qorshayaasha horyaallo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf oo munaasabadaas hadal kooban ka jeediyay ayaa ka warbixiyay wixii u qabsoomay muddadii sanadka aheyd ee dadka reer Gal-mudug uu hogaaminayay iyo waxa uu qorsheynayo waqtiga u harsan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf ayaa aad ugu dheeraaday hormarrada dhinacyada Maamulka, dib u heshiisiinta iyo dhismayaasha wasaaradaha isagoona ugu dambeyntii si weyn uga hadlay in maamulkiisa qorshahan ugu horeeyo ee horyaal uu yahay wax ka qabashada kaabayaashe dhaqaale,\u00a0 la dagaalanka maleeyshiyaadka Al-shabaab iyo qaabkii looga sifeyn lahaa deegaanada ay kaga sugan yihiin Galmudug.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46020\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Xarunta Madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug ee magaalada Dhuusa-mareeb ayaa xalay waxaa lagu qabtay munaasabad loogu dabaal degayay sanadguuradii 1-aad ee ka soo wareegatay markii madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf\u00a0 loo doortay Madaxweynaha Galmudug. Munaasabadda oo ay ka qeyb galeen Wasiirro, Xildhibaanno, Saraakiil ciidan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46179,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46178","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46178","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46178"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46178\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46180,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46178\/revisions\/46180"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46179"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46178"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46178"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46178"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}