{"id":46156,"date":"2018-05-04T00:24:21","date_gmt":"2018-05-03T21:24:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46156"},"modified":"2018-05-04T00:24:38","modified_gmt":"2018-05-03T21:24:38","slug":"mweynaha-dalka-kenya-uhuro-kenyatta-oo-sheegey-in-wakiilo-shisheeyo-dhibaato-ku-hayaan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/mweynaha-dalka-kenya-uhuro-kenyatta-oo-sheegey-in-wakiilo-shisheeyo-dhibaato-ku-hayaan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Dalka Kenya Uhuro Kenyatta oo Sheegey in Wakiilo Shisheeyo Dhibaato Ku Hayaan Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<div><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/uhuuro-kenyata.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46157\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/uhuuro-kenyata.jpg\" alt=\"\" width=\"939\" height=\"630\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/uhuuro-kenyata.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/uhuuro-kenyata-300x201.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 939px) 100vw, 939px\" \/><\/a><\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya ay sababaan \u201cWakiillo ajnabi ah\u201d kuwaa oo uu xusay in ay doonayaan in ay xasiloonid darro iyo kala qo-qob ku sameeyaa Soomaalida.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u201cGobolka ma ahan mid xasiloon, Soomaaliya waxaa ay ku jirtaa dhibaato, taasoo inta badan ay ku hayaan wakiillo ajaanib ah, kuwaa oo dowladda dalkaasi ka dhigay mid tabardaran, kuna howlan kala qeybinta shacabka, sido kalena doonaya in dib looga noqdo guulihii xanuunka badnaa ee laga gaaray howlgalladii AMISOM,\u201d ayuu hadalkiisii raaciyay.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Isaga oo la hadlay shacabka dalkaasi Kenya maalintii Arbaca ayuu Mr. Kenyatta sheegay in gobolku in nabad uu kusoo dabaalo Soomaaliya iyo Suudaan ay noqon doonto qorsheyaashiisa ugu horeeya mudada uu xilka.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u201cKa sokow Argagixisada, waxaanahay kuwo u nugul dhibaatooyin kale oo dhinaca ammaanka ah, qaar badan oo kamid ah waxa ka imanayaan argagixisada isaga gudbeeysa xuduudaha. Sidaa darteed inaga oo qura iskama nadiifin karno, waa in aan ilaalinnaa deriskeenna oo nooga dhigan walaalkeen. Waana Mabaadi\u2019da isku midka ah ee nagu hogaaminaya xiriirka dowladeed ee aan la leenahay deriskeenna.\u201d Ayuu Mr. Kenyatta hadalkiisii raaciyay.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu intaa ku daray in horumarka iyo barwaaqadaha Soomaaliya iyo Kenya ay yihiin kuwo isku maran.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u201cWaxaan xusuusannaa in hadii walaalaheena Soomaalida barwaaqadooda, ay tahay teenna, hadii ay nabadgelyo helaanna aan inaguna heleeyno. Waxay kamid ahayd siyaasadaheenna in aan garab ku siinno sidii ay dib ugu hanan lahaayeen nabad iyo baraare ay hore u heysan jireen.\u201d<br \/>\n<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u201cWaxaan ka shaqeeynay welina aan ka shaqeyneynaa in ay aan xaqiijinno kuna taageerno sidii ay Soomaaliya u heli lahayd maalgelin shisheeye si ay uga gudubto caqabaha, waan ku caawinnay waana sii wadi doonnaa taageeradeenna, si ay dadka Soomaaliyeed u dhistaan dowlad xoog badan oo xasiloon.\u201d<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Kenya ayaa qiray in dhibaatoonka uu wajahayo dalka ay deriska yihiin ee dhanka bari ay yihiin kuwo yar-yar maka loo bandhigo kuwa kajira dalka ay dhanka waqooyi-galbeed deriska ka yihiin, isagoo ku tilmaamay xaaladaha ka jira Suudaanta Koonfureed mid dhibaato badan.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u201cHaddii Soomaaliya ay\u00a0 Soomaaliya tahay mid ay xasilooni darro ka jirto, waa inaan qirtaa in Suudaan ay ka jirta dhibaato.\u201d Ayuu hadalkiisii raaciyay.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu ugu yeeray hogaamiyeyaasha Suudaanta Koonfureed in danaha shacabkooda ay ka hormariyaan kuwooda gaarka ah si ay u helaan nabadgelyo waarta.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Hadalkan ayaa kusoo beegmaya ayadoo dowladda Soomaaliya ay hore ugu eedeeysan dowladda Imaaraadka in ay Soomaaliya kuheeyso faragelin siyaasadeed, taa oo keentay khilaaf soo kala dhex gala labada dal iyo in Imaaraadku Soomaaliya kala baxo tababarayaal, isalamarkaana wareejiyo ciidamo Soomaaliyeed oo ay tababareen.<\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<div>warsom2011@gmail.com<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46020\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n<div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya ay sababaan \u201cWakiillo ajnabi ah\u201d kuwaa oo uu xusay in ay doonayaan in ay xasiloonid darro iyo kala qo-qob ku sameeyaa Soomaalida. \u00a0 \u201cGobolka ma ahan mid xasiloon, Soomaaliya waxaa ay ku jirtaa dhibaato, taasoo inta badan ay ku hayaan wakiillo ajaanib ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46157,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46156","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46156","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46156"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46158,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46156\/revisions\/46158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}