{"id":46149,"date":"2018-05-04T00:00:42","date_gmt":"2018-05-03T21:00:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46149"},"modified":"2018-05-04T00:02:02","modified_gmt":"2018-05-03T21:02:02","slug":"wakiilka-qaramada-midoobey-ee-soomaaliya-iyo-wasaarada-warfaafinta-oo-hambalyo-u-direy-saxafiyiinta-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/wakiilka-qaramada-midoobey-ee-soomaaliya-iyo-wasaarada-warfaafinta-oo-hambalyo-u-direy-saxafiyiinta-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo Wasaarada Warfaafinta oo Hambalyo u Direy Saxafiyiinta Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/w-warfaafinta-hambalyo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46151\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/w-warfaafinta-hambalyo.jpg\" alt=\"\" width=\"1137\" height=\"605\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/w-warfaafinta-hambalyo.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/w-warfaafinta-hambalyo-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1137px) 100vw, 1137px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ku simaha wasiirka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ahna wasiir kuxigeenka wasaaraddaasi mudane C\/raxmaan Iidaan Yoonis ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ugu hambalyeeyay wariyeyaasha Soomaaliyeed maalinta caalamiga ah ee xoriyadda saxaafadda.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya heerka ay ka taagantahay xoriyadda hadalka ay ka wanaagsantahay dalal badan oo Afrika ku yaal, isagoo xusay in arintaasi ay ku timid dhabar adeygii ay usoo galeen suxufiyiinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<div>Dhinaca kale, Ergyga\u00a0 Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa waxaa uu u hambalyeey sida geesinimada iyo dadaalka badan ee suxufiyiinta Soomaaliyeed u gutaan howshooda gudaha dalka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><img decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/gallery\/2018\/may\/201853636609160031600882Keating%201.jpg\" \/><br \/>\n\u201cWaxaan soo dhaweynayaa boqolaal saxafiyiin Soomaali ah oo Gudanaya waajibaadkooda shaqo oo ay dhici karto inay halis la kulmaan mararka qaar,\u201d ayuu yiri Keating. \u201cWarbaahinta saxda ah ee madaxbannaan waa mid lagama maarmaan ka ah dhammaan bulshooyinka dimoqraadiga ah, waa habab muhiim ah oo lagu xoojiyo awoodda si loo xisaabtamo,\u201d ayuu yiri. \u201cQeyb muhiim u ah saxafada\u00a0 si ay u qabato shaqadooda waa in la soo afjaraa\u00a0 dhaqanka ciqaab la\u2019aanta , Nasiib darro, dambiyada ka dhanka ah suxufiyiinta way sii fidayaan.\u201d ayuu ku soo gabogabeeyay Hadalkiisa.<\/div>\n<p>Xuska Sannadkan ah ee maalintan waxa hal-ku-dhig u ah \u2018Isu dheelitirka awooda: Warbaahinta, Caddaaladda iyo kala danbaynta Sharci.\u2019 hal-ku-dhigani wuxuu si gaar ah ula xiriira\u00a0 Soomaaliya: sida laga soo xigtay guddiga fadhigoodu yahay New York ee Ilaalada Saxafiyiinta (CPJ), qofna looma hor keenin caddaalada dilka 26 saxafi muddo toban sano ah, iyo sannadkii saddexaad oo isku xiga oo Soomaaliya la siiyay rikoodhkii ugu xumaa ee dunida ee xalin\u00a0 la\u2019aanta dilalka suxufiyiinta sida ku cad tusmada dadka dambiyada gala ee ciqaabta ka baxsada ee warbixinta gudida ilaalada saxafiyiinta (CPJ) ee\u00a0 2017.<\/p>\n<p>Kooxda Xuquuqda Aadanaha iyo Ilaalinta ee Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOM), taas oo Mr. Keating hogaamiyo, ayaa diiwaan-galiyay xadgudubyada sii socda ee xuquuqda xorriyadda hadalka, oo ay ku jiraan xidhitaanka ama hakinta 14 warbaahineed oo ku yaala Soomaaliya intii u dhaxaysay Agoosto 2016 ilaa Maarso 2018 iyo xadhig aan sharciga waafaqsaneyn oo xabsi ku hayn 131 qof ah sababo la xariira xorriyadda hadalka ee isla mudadaas.<\/p>\n<p>Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ayaa ku booriyay xubnaha Baarlamaanka Federaalka in ay dib u bilaabaan wadahadalkooda ku aaddan dib-u-habeyn lagu sameeyay sharciga saxafiyiinta Soomaaliyeed ee 2016-ka, isla markaana tixgelin siinayaan liiska wax ka badalka ee sharciga ee ay sanadkii hore u soo gudbiyeen ururada saxaafaddu.<\/p>\n<p>UNSOM iyo Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Xuquuqda Aadanaha ayaa soo saari doona warbixin guud\u00a0 sanadkan aakhirkiisa oo faahfaahinaya xayiraadda sii socota ee ku aaddan xorriyadda saxaafadda ee Soomaaliya maaddaama ay si wadajir ah u baahiyeen warbixintii 2016 ee xuquuqda xorriyadda hadalka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46020\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Ku simaha wasiirka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ahna wasiir kuxigeenka wasaaraddaasi mudane C\/raxmaan Iidaan Yoonis ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ugu hambalyeeyay wariyeyaasha Soomaaliyeed maalinta caalamiga ah ee xoriyadda saxaafadda. Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya heerka ay ka taagantahay xoriyadda hadalka ay ka wanaagsantahay dalal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46151,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46149","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46149","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46149"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46149\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46152,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46149\/revisions\/46152"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46151"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46149"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46149"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46149"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}