{"id":46146,"date":"2018-05-03T23:51:54","date_gmt":"2018-05-03T20:51:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46146"},"modified":"2018-05-03T23:52:12","modified_gmt":"2018-05-03T20:52:12","slug":"wasaaradda-sportiga-iyo-dhalinyarada-iyo-maamulka-gbanaadir-oo-munaasabad-soo-dhaweyn-ah-u-sameeyey-ciyaartoyda-17-jirka-xulka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/wasaaradda-sportiga-iyo-dhalinyarada-iyo-maamulka-gbanaadir-oo-munaasabad-soo-dhaweyn-ah-u-sameeyey-ciyaartoyda-17-jirka-xulka-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada iyo Maamulka G\/banaadir oo Munaasabad Soo Dhaweyn ah u Sameeyey Ciyaartoyda 17 jirka xulka Qaranka."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/w-dhalinyarada-iyo-Sportiga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46147\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/w-dhalinyarada-iyo-Sportiga.jpg\" alt=\"\" width=\"1031\" height=\"687\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/w-dhalinyarada-iyo-Sportiga.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/w-dhalinyarada-iyo-Sportiga-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1031px) 100vw, 1031px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Benaadir iyo wasarada dhalinyarada iyo sportiga dowlada soomaliya oo iskashanaya\u00a0 ayaa Waxa ay usameyen\u00a0\u00a0 cayaartooyda\u00a0\u00a0 munaasabad soo dhaweyn ah\u00a0 iyo sidoo kale abaal marin 10,000 oo dollar oo maamulka ugu talagalay ciyaartoydaasi sidoo kale waxaa munaasabadaan kusugnaa Ra&#8217;isul Wasaara kuxigeenka dalka wasiiro iyo xildhibaano katirsan dowlada soomaaliya, Gudoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho taliyaasha ciidamada qalabka sida\u00a0 madaxda xiriiraha sportska fanaanin shacabka rer muqdisho\u00a0 dhalinyarada gobolka Banaadir bahda saxafiyiyiinta soomaliyeed aqoonyahano\u00a0 ardayda iyo macliminta somaaliyeed ee kunool muqdisho\u00a0 dhaqaatiiro siyasiyiin\u00a0 iyo masuuliyiin kale ayaa , kasoo qeyb galay munaasabadani,<\/p>\n<p>Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliya ee ku bada cagta Cabdiqani Saciid Carab ayaa u mahad celiyay cidkasto oo qeyb ka qaadatay dhiiragalinta ciyaartoyda xulka qaranka Soomaaliya ee 17jirada ah waxa ayna keeneen guul.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha iyo Sportska ee xukuumada Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye waxa ay sheegtay in wasaarada ay xoog badan galisay sidii ciyaartoydan usoo gaari lahaayen heerkan ay maanta joogan iyo guulaha ay gaaren,<\/p>\n<p>gudoomiyahaGobolka Banaadir ahna duqa muqdisho mudane Abdirahman Omar Osman<br \/>\nEng: Yariisow)\u00a0 aayaa waxa uu sheegay<\/p>\n<p>Casho sharaf aan caawa u sameynay Dhalinta 17 jirka ah ee Qaranka u saftay una soo hooyey guul, waxaa ka muuqatay kalsooni, dal-jaceyl, muwaadinimo, Soomaalinimo noona xaqiijiyeen inay dadaalkooda sii labo jibaarayaan una diyaar garoobayaan tartanka bisha August &#8211; Aad bey noo farxad galineysaa inaan arko dhalinyaro geesiyaal ah\u00a0\u00a0 Gudoomiye eng Yariisow ayaa ku amaanay ciyaartoyda xulka Qaranka ee 17 jirada ah sida ay kor ugu qaaden qaranka iyo midnimada,<\/p>\n<p>Ra&#8217;isul wasaare kuxigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ( Qadar) ayaa ugu danbeyn ugu hambalyeeyay xulka qaranka Soomaaliya guusha taarikhiga ah oo ay gaaren<br \/>\nSidoo kale usoo jeediyay amaan iyo bogaadin sida u difaceen qaranka soomaliyeed waa guul tariiq ah wana bugaadinaya wana kufaraxsanahay wana hambalyenaya ayuu yiri , ra&#8217;isul wasaara kuxigeenka dalka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46020\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Maamulka Gobolka Benaadir iyo wasarada dhalinyarada iyo sportiga dowlada soomaliya oo iskashanaya\u00a0 ayaa Waxa ay usameyen\u00a0\u00a0 cayaartooyda\u00a0\u00a0 munaasabad soo dhaweyn ah\u00a0 iyo sidoo kale abaal marin 10,000 oo dollar oo maamulka ugu talagalay ciyaartoydaasi sidoo kale waxaa munaasabadaan kusugnaa Ra&#8217;isul Wasaara kuxigeenka dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46147,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46146","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46146","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46146"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46146\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46148,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46146\/revisions\/46148"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46147"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}