{"id":46133,"date":"2018-05-03T01:45:53","date_gmt":"2018-05-02T22:45:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46133"},"modified":"2018-05-03T01:48:07","modified_gmt":"2018-05-02T22:48:07","slug":"shir-looga-hadlayo-ganacsiga-iyo-maal-gashiga-oo-wasiiro-iyo-ganacsato-soomaaliyeed-uga-qayb-galayaan-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/shir-looga-hadlayo-ganacsiga-iyo-maal-gashiga-oo-wasiiro-iyo-ganacsato-soomaaliyeed-uga-qayb-galayaan-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Shir Looga Hadlayo Ganacsiga iyo Maalgashiga oo wasiiro iyo Ganacsato Soomaaliyeed uga Qayb Galayaan Dalka Turkiga."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/ganacsato-iyo-wasiiro.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46134\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/ganacsato-iyo-wasiiro.jpg\" alt=\"\" width=\"844\" height=\"1125\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/ganacsato-iyo-wasiiro.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/ganacsato-iyo-wasiiro-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 844px) 100vw, 844px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wafdigan ka socda wasaaradda ganacsiga Soomaaliya, kuwa dowlad goboleedyada iyo rugaha ganacsi ee dalka ayaa dalka Turkiga uga qeybgali doona shir dalkaasi ku dhex mari doona ganacsatada Soomaaliya iyo kuwa Turkiga, kaa oo diiradda lagu saari doono sidii la isaga kaashan lahaa dhinacyada ganacsiga iyo sidii ay ganacsatada dalkaasi Turkiga ay maalgashi ugu sameyn lahaayeen Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mudane Max\u2019ed Cabdi Xayir Maareeye ayaa horkacaya wafdiga, waxaana wasiirku uu shirka ka jeedin doonaa khubad uu uga hadli doono fursadaha dhanka ganacsiga ee ka jira Soomaaliya iyo sidii ay ganacsatada dalkaasi Turkiga u maalgashan lahaayeen.<\/p>\n<p>Masuuliyiin ka tirsan rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland oo la hadlay HOL ayaa sheegay in shirka Turkiga ay u aadeen uu ka horeeyay shirar ay maalmihii u danbeeyay lahaayeen wasiirada wasaaradaha ganacsiga dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada iyo ganacsatada Soomaaliyeed, kuwaa oo diiradda lagu saarayay sidii loo horumarin lahaa ganacsiga iyo wax soo saarka dalka.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa xilligii ay dhisnayd dowladdii dhexe ee dalka lahaan jirtay wax soo saar dhinacyada beeraha iyo Kalluumeysiga oo loo iibgeyn jiray dalka dibaddiisa, waxaana ka mid ah waxyaalaha ay Soomaaliya dibadda u iibgeyn jirtay Mooska, Xoolaha Nool, Kalluunka iyo dalagyo kale oo kasoo go\u2019i beeraha.<\/p>\n<p>Wasaaradda ganacsiga Soomaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ayaa dadaal ugu jira sidii loo maalgashan lahaa dalka si dib loogu soo celiyo dalagyadii ay Soomaaliya u dhoofin jirtay dalka dibaddiisa, ayadoo wasaaradda ganacsiga Soomaaliya ay hore u shaacisay in ay dhiirigelin doonto kana fududeyn doonto dhinacyada canshuuraha ganacsatada dalka ka hirgelisa warshadihii soo saari jiray kheyraadka dalka iyo kuwa kale ee wax kasoo saarta dhulka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46020\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Wafdigan ka socda wasaaradda ganacsiga Soomaaliya, kuwa dowlad goboleedyada iyo rugaha ganacsi ee dalka ayaa dalka Turkiga uga qeybgali doona shir dalkaasi ku dhex mari doona ganacsatada Soomaaliya iyo kuwa Turkiga, kaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46134,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46133","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46133","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46133"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46133\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46136,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46133\/revisions\/46136"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46134"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46133"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46133"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46133"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}