{"id":46113,"date":"2018-05-02T19:59:06","date_gmt":"2018-05-02T16:59:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46113"},"modified":"2018-05-02T20:02:18","modified_gmt":"2018-05-02T17:02:18","slug":"wakiilka-gaarka-ah-ee-midawga-afrika-soomaaliya-oo-hambalyo-u-direy-gudoomiyaha-cusub-ee-barlamaanka-maxamed-mursal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/05\/wakiilka-gaarka-ah-ee-midawga-afrika-soomaaliya-oo-hambalyo-u-direy-gudoomiyaha-cusub-ee-barlamaanka-maxamed-mursal\/","title":{"rendered":"Wakiilka Gaarka ah ee Midawga Afrika Soomaaliya oo Hambalyo u Direy Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Maxamed Mursal."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hwlgal-m-africa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45752\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hwlgal-m-africa.jpg\" alt=\"\" width=\"827\" height=\"550\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hwlgal-m-africa.jpg 615w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hwlgal-m-africa-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 827px) 100vw, 827px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>War ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (SRCC) ee Soomaaliya iyo Madaxa AMISOM, Ambassador Francisco Madeira, ayaa loogu hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlmaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.<\/p>\n<p>Ambassador Madeira ayaa hadal kooban ku yiri \u201cDoorashada nabdoon ee Golaha Wakiilada Shacabka iyo guusha ayaa mar kale xaqiijinaysa in dimoqraadiyadda ka jirta Soomaaliya ay ka soo wareegto Da\u2019da\u201d .<\/p>\n<p>Ambassador Madeira ayaa Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka u rajeeyay inuu si hufan u guto shaqooyinka waajibaadka ah ee horyaalla, wuxuuna tilmaamay Maxamed Mursal inuu yahay shaqsi ka soo bixi kara xilka culus ee la doortay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan kula dardaarmayaa Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka inuu ka shaqeeyo arrimaha dajinta shuruucda kala duwan ee dalka xilligaan u baahan yahay.\u201d Ayuu sidoo kale yiri Danjire Madeira.<\/p>\n<p>Dhanka kale wuxuu intaasi raaciyay AMISOM in ay si dhow ula shaqeyn doonto labada Golo ee Dowlada iyo Baarlamaanka dadaalkooda ku aadan dib u soo celinta nabadda iyo ammaanka.<\/p>\n<p>Gudoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Isniintii ku guuleystay Doorashadii Golaha Shacabka isaga oo helay 147 cod, waxaa uuna hoggaamin doonaa Golaha Saddexda sano ee soo socota.<\/p>\n<p>Isku soo wada duubee Dadka badan oo la socda arrimaha Siyaasadda Soomaaliya ayaa qabo fikirka ah in Xukuumadda ay ku guuleysatay inay soo saarto shaqsigii ay wadatay ee ahaa Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46020\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; War ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (SRCC) ee Soomaaliya iyo Madaxa AMISOM, Ambassador Francisco Madeira, ayaa loogu hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlmaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Ambassador Madeira ayaa hadal kooban ku yiri \u201cDoorashada nabdoon ee Golaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45752,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46113","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46113"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46114,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46113\/revisions\/46114"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}