{"id":4609,"date":"2011-12-01T10:06:36","date_gmt":"2011-12-01T10:06:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4609"},"modified":"2011-12-01T10:06:36","modified_gmt":"2011-12-01T10:06:36","slug":"xarakada-alshabaab-oo-shacabka-ugu-baaqay-in-laga-fogaado-goobaha-ay-ku-badanyihiin-ciidamada-amisom-iyo-dawlada-kmg","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/12\/xarakada-alshabaab-oo-shacabka-ugu-baaqay-in-laga-fogaado-goobaha-ay-ku-badanyihiin-ciidamada-amisom-iyo-dawlada-kmg\/","title":{"rendered":"Xarakada Alshabaab oo shacabka ugu baaqay in laga fogaado goobaha ay ku badanyihiin ciidamada amisom iyo dawlada KMG"},"content":{"rendered":"<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-4609 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/12\/abuu-muscab1.jpg'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/12\/abuu-muscab1-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/12\/abuu-muscab2.jpg'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/12\/abuu-muscab2-150x150.jpg\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wakaalda wararka soomaaliyeed warsom.com<\/strong><\/p>\n<p>Afhayeenka Ciidamadda Xarakada Al Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab, oo warbaahinta kula hadlay magaaladda Muqdisho, ayaa wuxuu sheegay inaysan dooneen inay wax-yeelo u geystaan shacabka Somaliyeed, laakiin wuxuu sheegay in shacabka ay u jeedinayaan digniino.<\/p>\n<p>Shacabka oo dhan ayaa wuxuu ugu baaqay inay isaga taggaan goobaha ay ku sugan yihiin Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya iyo Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom, si buu yiri aysan khasaaro idinkaga soo gaarin.<\/p>\n<p>Xarakada Al shabaab ayaa \u00a0sidoo kale sheegtay in ay sii laban laabi doonto dagaalada iyo qaraxyada ay kala soo horjeedaan Dawladda KMG ah iyo AMISOM xilli inta badan .<\/p>\n<p>Afhayeenka dhanka hawlgalada ee Al shabaab Sheekh C\/casiis Abu Muscab ayaa sheegay in weerarada iyo qaraxyada ay hadda ka geystaan magaalada Muqdisho ay yihiin kuwo hordhac ah, hase yeeshee ay sii socon doonaan lana dareemi doono maal maha soo aadan sida uu sheegay Abu Muscab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wakaalda wararka soomaaliyeed warsom.com Afhayeenka Ciidamadda Xarakada Al Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab, oo warbaahinta kula hadlay magaaladda Muqdisho, ayaa wuxuu sheegay inaysan dooneen inay wax-yeelo u geystaan shacabka Somaliyeed, laakiin wuxuu sheegay in shacabka ay u jeedinayaan digniino. Shacabka oo dhan ayaa wuxuu ugu baaqay inay isaga taggaan goobaha ay ku sugan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4609","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4609","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4609"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4615,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4609\/revisions\/4615"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}