{"id":46064,"date":"2018-04-30T21:05:51","date_gmt":"2018-04-30T18:05:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46064"},"modified":"2018-04-30T21:08:56","modified_gmt":"2018-04-30T18:08:56","slug":"barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-maanta-la-filayo-in-uu-gudoomiyaha-cusub-doorto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-maanta-la-filayo-in-uu-gudoomiyaha-cusub-doorto\/","title":{"rendered":"Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo Maanta la Filayo in uu Gudoomiyaha Cusub Doorto."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/barlamaan1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46065\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/barlamaan1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"923\" height=\"519\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/barlamaan1-1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/barlamaan1-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 923px) 100vw, 923px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa lagu wadaa maanta oo Isniin ah in magaalada Muqdisho lagu qabto doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka oo ay u tartamayaan ilaa 11 Musharax.<\/p>\n<p align=\"justify\">Musharaxaiinta u taagan qabashada xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kala ah Ibraahim Isaaq Yarow, C\/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), Cali Sheekh Maxamed (Xaaji Cali), Saalim Caliyow Ibroow, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), Idiris Cabdi Dhaqtar, Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye, Xildhibaan Maxamed Sh. C\/raxmaan Mursal, Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla, Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye iyo Xildhibaan Iimaan C\/laahi Nuur.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha Guddiga doorashada Xildhibaan Nuur Iidow Bayle ayaa warbaahinta u sheegay in maanta ay dhaceyso doorashada, ayna rajeynayaan in si wanaagsan ay ku qabsoonto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hotelada qaar ee Magaalada Muqdisho xalay waxaa ka dhacay kulamo gaar gaar ah oo lagu kala jiidanayo xildhibaanada Baarlamaanka, maadaama doorashada keliya ay ka harsan tahay saacado qura.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa ay jira eedeymo loo jeedinayo xukuumadda Soomaaliya oo la xiriira in ay wadato ama gadaal ka riixeyso musharax gaar ah, balse waxaa laga dhawr sugayaa sida ay maanta wax u dhacaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Booliska Soomaaliya oo caawimaad ka helaya kuwa AMISOM ayaa aad u adkeeyay ammaanka wadooyinka hormara xarunta Golaha Shacabka oo Doorashada ay ka dhaceyso.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46020\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa lagu wadaa maanta oo Isniin ah in magaalada Muqdisho lagu qabto doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka oo ay u tartamayaan ilaa 11 Musharax. Musharaxaiinta u taagan qabashada xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kala ah Ibraahim Isaaq Yarow, C\/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), Cali Sheekh Maxamed (Xaaji Cali), Saalim Caliyow Ibroow, Sheekh Aadan Maxamed Nuur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46065,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46064","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46064","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46064"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46067,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46064\/revisions\/46067"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46065"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}