{"id":46049,"date":"2018-04-29T05:46:42","date_gmt":"2018-04-29T02:46:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46049"},"modified":"2018-04-29T05:46:54","modified_gmt":"2018-04-29T02:46:54","slug":"xukuumadda-fedralka-soomaaliya-oo-sheegtey-in-ay-goaansatey-sidii-deg-deg-gurmad-loogu-fidin-lahaa-dadka-fatahaadu-saameysay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/xukuumadda-fedralka-soomaaliya-oo-sheegtey-in-ay-goaansatey-sidii-deg-deg-gurmad-loogu-fidin-lahaa-dadka-fatahaadu-saameysay\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Fedralka Soomaaliya oo Sheegtey in ay Go&#8217;aansatey Sidii Deg Deg Gurmad loogu Fidin lahaa Dadka Fatahaadu Saameysay."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/khayre-duuf.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/khayre-duuf.jpg\" alt=\"\" width=\"886\" height=\"963\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/khayre-duuf.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/khayre-duuf-276x300.jpg 276w\" sizes=\"auto, (max-width: 886px) 100vw, 886px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo goor dhaw shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in kulan deg deg ah oo ay yeesheen leysku afgartay in sida ugu dhaqsiyaha badan loogu gurmado dadka ay fatahaadu ku dhufatay, gaar ahaan magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Madaxdii iyo qeybihii kala duwanaa ee shirkaa ka qeybgalay waxaa isku raacnay in dadkaa si deg deg ah loogu gurman lahaa, dowladda Soomaaliya-na waxaa ay awoodeeda oo dhan isugu geyn doontaa sidii deg deg loogu gargaar loogu fidin lahaa dadkaa dhibaateysan\u2019\u2019 ayuu yiri ra\u2019iisal wasaare Kheyre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa sheegay in leysku raacay magacaabista guddi ka kooba 22 xubnood oo uu guddoomiye ka yahay ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka sidoo kale waxaa ka mid ah guddigan lagu dhawaaqay Wasiirrada arrimaha gudaha, Amniga, Caafimaadka, Maareynta Masiibooyinka, Beeraha, Biyaha, xildhibaanno, iyo culima\u2019udiin Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" class=\"\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2018\/Apr\/201842863660503002098668331363334_1795617860490041_5473457464797304597_n.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale ra\u2019iisal wasaaraha ayaa sheegay kulan kale uu la qaatay hay\u2019addaha samafalka iyo safaaradaha dalalka shisheeye oo uu kala hadlay xaalada deg deg ah ee soo food saaratay dadka ay daadadku ku soo rogmadeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Kulamadii aan la qaatay hay\u2019addaha samafalka iyo safaaradaha shisheeye waxaan isku afgaranay dadkaasi dhibaateysan dhaqse loo gaaro\u2019\u2019 ayuu yiri ra\u2019iisal wasaare Kheyre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulamadan ayaa qeyb ka noqonaya dadaallada loogu jiro sidii wax looga qaban lahaa xaalada adag ee soo food saartay dadka ay Fatahaaduhu saameeyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-5-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46020\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo goor dhaw shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in kulan deg deg ah oo ay yeesheen leysku afgartay in sida ugu dhaqsiyaha badan loogu gurmado dadka ay fatahaadu ku dhufatay, gaar ahaan magaalada Beledweyne. \u2018\u2019Madaxdii iyo qeybihii kala duwanaa ee shirkaa ka qeybgalay waxaa isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46050,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46049","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46049","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46049"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46052,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46049\/revisions\/46052"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}