{"id":46032,"date":"2018-04-29T03:58:22","date_gmt":"2018-04-29T00:58:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46032"},"modified":"2018-04-29T04:03:36","modified_gmt":"2018-04-29T01:03:36","slug":"nuqul-asal-dastuurka-soomaaliya-oo-shaki-laga-muujinayo-sababta-soo-bandhigistiisa-waqtigan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/nuqul-asal-dastuurka-soomaaliya-oo-shaki-laga-muujinayo-sababta-soo-bandhigistiisa-waqtigan\/","title":{"rendered":"Nuqul Asal Dastuur Cusub Wax lagu Sheegay oo Shaki Laga Muujinayo Sababta Soo Bandhigistiisa Waqtigan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/nuqul-asal-dastur-jfs.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46033\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/nuqul-asal-dastur-jfs.jpg\" alt=\"\" width=\"919\" height=\"805\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/nuqul-asal-dastur-jfs.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/nuqul-asal-dastur-jfs-300x263.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 919px) 100vw, 919px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo dhawaan guddoomiye ku-xigeenka Golaha Shacabka Ibraahim Sheekh Muudeey xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya u qeybiyay Nuqullo ka mid ah dastuurkii uu horay u sheegay in la xaday, ayaa hadda waxaa soo baxaya shaki arintan ay ka muujinayaan qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan Cabdalla Xusseen Cali ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa sheegay in dareen iyo shaki badan uu ka dhax abuuray dastuurka dowladda Soomaaliya iyo guud ahaanba shacabka Soomaaliyeed, isaga oo su\u2019aal galinaya waxa xiligan ku soo beegay in la soo bandhigo qeybo ka mid ah dastuurka oo qaarkood ka hadlay tirada xildhibaanada Golaha Shacabka oo hadda ah 275 xildhibaan, laakiin dastuurka la soo bandhigay uu dhigayo in tirada xildhibaannada Golaha Shacabku noqonayaa 225 mudane.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar kamid ah Siyaasiyiinta ayaa Arrinkan ku Micnaynaya in Waxa Loo DanlahaaMarkii Prof Jawaari Meesha Laga Saarayey Ay Aheyd in Meesha Muddo Kororsi aan Sharci aheyn la Keeno,Laguna Gorgortamo in Xildhibaanada Sidooda Loo Daayo Kuna Bedeshaan Hal Sano in Xilliga Madaxweynaha Loogu Daro.<\/p>\n<p align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/VNz-64MMbgU\" width=\"300\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Ma garanayo sababta loo soo bandhigay Nuqulo ka mid ah dastuurka la sheegay in la xaday, maxaa yeelay tirada ku xeeqan dastuurka ee Golaha Shacabka waa 225 mudane, taasoo macnaheedu noqonayo in uu saameynayo xasaannada 50 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka\u2019\u2019ayuu yiri xildhibaan Cabdalla.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Dastuurka la soo bandhigay ayaa dhigaya in muddada xil heynta madaxweynaha Soomaaliya ay noqoneyso 5 sano, halka dastuurka hadda lagu dhaqmayo uu qeexayo in madaxweyhuhu xilka heyn karo oo kaliya muddo ku siman 4 sano.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-5-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-46020\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-5.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo dhawaan guddoomiye ku-xigeenka Golaha Shacabka Ibraahim Sheekh Muudeey xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya u qeybiyay Nuqullo ka mid ah dastuurkii uu horay u sheegay in la xaday, ayaa hadda waxaa soo baxaya shaki arintan ay ka muujinayaan qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka. Xildhibaan Cabdalla Xusseen Cali ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46033,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46032","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46032","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46032"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46032\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46036,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46032\/revisions\/46036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46033"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46032"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46032"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46032"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}