{"id":46012,"date":"2018-04-29T02:25:03","date_gmt":"2018-04-28T23:25:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46012"},"modified":"2018-04-29T02:27:57","modified_gmt":"2018-04-28T23:27:57","slug":"magaalada-bweyne-oo-roobab-lixaad-leh-ka-daeen-iyadoo-fatahaadii-wabiguna-sii-korartey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/magaalada-bweyne-oo-roobab-lixaad-leh-ka-daeen-iyadoo-fatahaadii-wabiguna-sii-korartey\/","title":{"rendered":"Magaalada B\/weyne oo Roobab Lixaad leh ka Da&#8217;een Iyadoo Fatahaadii Wabiguna Sii Korartey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/fatahad-shabele.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46013\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/fatahad-shabele.jpg\" alt=\"\" width=\"1094\" height=\"615\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/fatahad-shabele.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/fatahad-shabele-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1094px) 100vw, 1094px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Roobab culus oo xalay ka da\u2019ay magaalada Beledweyne ayaa u muuqda kuwo uga sii darey xaalada Fatahaada iyo daadadka ka dhashay dhibicda biyaha roobka oo marba marka ka danbeysa sare u sii kacaya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar ka mid ah mas\u2019uuliyiinta maamulka iyo dadka deegaanka oo Hiiraan Online la hadlay ayaa sheegay in roobabka da\u2019aya rajo beel ku sii rideen Qoysas markii hore naawilayay in ay ku sii nagaan karaan guryahooda oo bilaabay saakay in ay si diriq ah uga soo baxaan xaafadihii ay ku noolaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cabsi ugu weyn oo ay hadda dadku qabaan ayaa ah in biyuhu gooyaan Buundada kaliya ee isku xirta Wadadda dheer ee Laamiga ah iyo deegaannada loo barakacay oo lagu magacaabo {Buundo Koowaad} oo biyuhu si xowli ah ku dul-marayaan islamarkaana isticmaalayaan gadiidka waaweyn ee xamuulka ah\u00a0 iyo kuwa ciidamada AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa jira baaqyo kala duwan iyo digniinno loo jeedinayo dadka isticmaalaya Buundadan gaar ahaan gaadiidleyda oo loogu baaqay in aysan dul-marin.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Buundada waxaa ku dul socda biyo culus oo aysan xamili karin sidoo kale waxaa adeegsanaya gadiidka xamuulka ah, kuwa dagaal ee ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya, waana walwalka ugu weyn oo hadda dadku muujinayaan, waayo haddii ay Buundadan kala go\u2019do ma jiri doonto cid ka soo bixin karta magaalada, waayo waa dariiqa kaliya ee hadda dadka u furan\u2019\u2019 ayuu yiri Cismaan Sahal oo ku sugan Beledweyne.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tan iyo wixii ka danbeeyay markii ay curteen roobabka xiliga Gu\u2019ga waxaa xiran garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne oo aysan ka degin wax diyaar ah marka laga soo tago kuwa<a href=\"https:\/\/www.google.com\/url?sa=t&amp;rct=j&amp;q=&amp;esrc=s&amp;source=newssearch&amp;cd=1&amp;cad=rja&amp;uact=8&amp;ved=0ahUKEwjO07rOktzaAhUBL1AKHbh_CYQQqQIIJCgAMAA&amp;url=https%3A%2F%2Fwww.independent.co.uk%2Fnews%2Fworld%2Famericas%2Fhelicopter-crash-site-video-man-killed-colombia-helifly-serrania-del-pinche-a8323146.html&amp;usg=AOvVaw14cTSqSETf8VSmXlV6mJwk\"><em>\u00a0<\/em>helicopter\u00a0<\/a>ee\u00a0qumaatiga u kaca oo ay isticmaalaan hay\u2019addaha Qaramada Midoobey iyo AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Beledweyne ayaa ku baaqay gargaar deg deg ah oo dadka lala gaaro.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45888\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Roobab culus oo xalay ka da\u2019ay magaalada Beledweyne ayaa u muuqda kuwo uga sii darey xaalada Fatahaada iyo daadadka ka dhashay dhibicda biyaha roobka oo marba marka ka danbeysa sare u sii kacaya. Qaar ka mid ah mas\u2019uuliyiinta maamulka iyo dadka deegaanka oo Hiiraan Online la hadlay ayaa sheegay in roobabka da\u2019aya rajo beel ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46013,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46012","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46012","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46012"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46012\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46015,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46012\/revisions\/46015"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46013"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46012"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46012"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46012"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}