{"id":46004,"date":"2018-04-27T16:37:24","date_gmt":"2018-04-27T13:37:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46004"},"modified":"2018-04-27T16:38:16","modified_gmt":"2018-04-27T13:38:16","slug":"kulan-taariikhi-ah-oo-ay-yeesheen-madaxweynayaasha-labada-kuuriyamaxey-kawada-hadleen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/kulan-taariikhi-ah-oo-ay-yeesheen-madaxweynayaasha-labada-kuuriyamaxey-kawada-hadleen\/","title":{"rendered":"Kulan Taariikhi ah oo ay Yeesheen Madaxweynayaasha Labada Kuuriya\/Maxey kawada Hadleen?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/labo-kuuriya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46005\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/labo-kuuriya.jpg\" alt=\"\" width=\"956\" height=\"708\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/labo-kuuriya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/labo-kuuriya-300x222.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 956px) 100vw, 956px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-un, ayaa sheegay in kulan madaxeedkii ugu horreeyey ee ay labda Kuuriya yeeshaan muddo toban sanadood iyo dheeraad ah, uu noqon doono bilowga taariikh cusub.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kim ayaa haatan waxa u bilaabmay wadahadal uu la leeyhay madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Moon Jae-in, oo ka dhacaya aagga milatariga ka caagan ee labada dal u dhexeeyaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Moon ayaa isna sheegay in uu rajaynayo in heshiis wayn ay ku gaaraan wada xaajoodkaas oo la filayo in ay xoogga ku saari doonaan in jasiirad la moodka Kuuriya laga dhigo meel nukliyeerka ka caaggan iyo in si rasmi ah loo soo af jaro dagaalka Kuuriya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Markii hore ayaa Kim Jong-un waxa uu noqday hogaamiyihii u horeeyey ee cag dhiga ciidda Kuuriyada Koonfureed, markuu ka tallaabay aagga milatariga ka caagan ee labada dal u dhexeeya oo uu si rasmi ah ula kulmay madaxweyne Moon.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labada nin ayaa si diirran isku gacan qaaday, kaddibna waxay ka wada tallaabeen xadka labada dal u dhexeeya oo waxay u gudbeen dhanka Kuuriyada Woqooyi, taas oo ahayd tallaabo ay ugu talo galeen in ay bixiso muuqaal togan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-un, ayaa sheegay in kulan madaxeedkii ugu horreeyey ee ay labda Kuuriya yeeshaan muddo toban sanadood iyo dheeraad ah, uu noqon doono bilowga taariikh cusub. Kim ayaa haatan waxa u bilaabmay wadahadal uu la leeyhay madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Moon Jae-in, oo ka dhacaya aagga milatariga ka caagan ee labada dal u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46005,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46004","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46004","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46004"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46004\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46007,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46004\/revisions\/46007"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46005"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}