{"id":46000,"date":"2018-04-27T15:46:33","date_gmt":"2018-04-27T12:46:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=46000"},"modified":"2018-04-27T16:24:33","modified_gmt":"2018-04-27T13:24:33","slug":"ciidamo-isugu-jira-kenyaan-iyo-kuwa-mgoboleedka-jubaland-oo-ay-weerareen-dagaal-yahanada-alshabaab-duleedka-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/ciidamo-isugu-jira-kenyaan-iyo-kuwa-mgoboleedka-jubaland-oo-ay-weerareen-dagaal-yahanada-alshabaab-duleedka-kismaayo\/","title":{"rendered":"Ciidamo Isugu Jira Kenyaan iyo Kuwa M\/goboleedka Jubaland oo ay Weerareen Dagaal yahanada Alshabaab Duleedka Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/alshabab2.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-46001\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/alshabab2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1171\" height=\"646\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/alshabab2.jpeg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/alshabab2-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1171px) 100vw, 1171px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka imanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weerar ku bilowday Qarax ay Al-Shabaab ku qaadeen ciidamo kolanyo ay la socdeen ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab ayaa la sheegay in weerarkan ay ku qaadeen Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Kenya iyo kuwa jubbaland kuwaas oo marayay degaanka Buulla gaduud oo qiyaastii 30 Km u jirta Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goobjogayaal ayaa sheegay warbaahinta u sheegay in ciidamadan la wareeray ka soo baxeen magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbaland,iyagoona ku sii jeeday deegaanka Buulla gaduud ee gobalkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka deegaanka la hadlay \u00a0warbaahinta ayaa sheegay \u00a0in weerar uu ka dhacay \u00a0deegaanka Buulla gaduud ee gobalka Jubbada hoose, islamarkaana ay maqlayeen dhawaqa rasaasta oo ay isku adeegsanayeen ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland iyo Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">War ay baahisay Idaacad ku hadasha afka Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in weerarka lagu qaaday ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale \u00a0ma jiraan wali wax war ah oo ka soo baxays saraakiisha ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland kaasi oo ku aadan sheegashada Al-shabaab ee ah weerarka ay ku qaadeen kolanyada ay la socdeen ciidamada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland iyo Dagaalamayaasha al-Shabaab ayaa Dhowr jeer waxaa ay ku dagaalameen Degaanka Buulla gaduud ee gobalka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45888\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka imanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weerar ku bilowday Qarax ay Al-Shabaab ku qaadeen ciidamo kolanyo ay la socdeen ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland. Al-shabaab ayaa la sheegay in weerarkan ay ku qaadeen Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Kenya iyo kuwa jubbaland kuwaas oo marayay degaanka Buulla gaduud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":46001,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-46000","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46000","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=46000"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46000\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46003,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/46000\/revisions\/46003"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/46001"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=46000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=46000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=46000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}