{"id":45996,"date":"2018-04-27T15:28:51","date_gmt":"2018-04-27T12:28:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45996"},"modified":"2018-04-27T15:34:00","modified_gmt":"2018-04-27T12:34:00","slug":"degmada-bweyne-ee-gobolka-hiiraan-oo-fatahaadda-wabiga-shabeele-ay-saameysey-inta-badan-magaalada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/degmada-bweyne-ee-gobolka-hiiraan-oo-fatahaadda-wabiga-shabeele-ay-saameysey-inta-badan-magaalada\/","title":{"rendered":"Degmada B\/weyne ee Gobolka Hiiraan oo Fatahaadda Wabiga Shabeele ay Saameysey inta Badan Magaalada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/fatahad-wabi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45997\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/fatahad-wabi.jpg\" alt=\"\" width=\"1031\" height=\"688\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/fatahad-wabi.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/fatahad-wabi-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1031px) 100vw, 1031px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa sii kordhay saacadihii ugu danbeeyay biyaha ku Fatahaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kaddib markii ay is biirsadeen Roobab Lixaad leh oo da\u2019aya iyo Wabiga Shabeelle oo Karkaarada jabsaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qeybo ka mid ah xaafaddaha magaalada ayaa ayeey biyuhu qariyeen halka dhinaca kalena ku shubayaan xaafado markii hore biyuhu aysan gaari jirin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Marka la barbar dhigo Fatahaadii ugu danbeysay ee sanadkii aynu soo dhaafnay ku dhufatay magaalada ayeey dadka waaya joogi ah kuu sheegayaan in ay ka miisaan iyo xajmo culus tahay tan hadda magaalada looga kala baxay madaama lagu guda-jiro xiligii Gu\u2019ga oo da\u2019mada roobabku laga yaabo in ay waqti kale sii qaadato.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qiyaastii 70% Qoysaskii degenaa magaalada ayaa u kala socdaal Tuullooyinka iyo deegaanka Ceeljeelle oo ah dhul taag ah oo inta badan dadku deegaansadaan marka ay jirto sidan oo kale Fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabeelle.<\/p>\n<p align=\"justify\">Roobabka sii da\u2019aya iyo warar soo baxaya oo sheegaya in ay jiraan biyo kale oo ka soo rogmaya Togagga iyo Waadayaasha soo gala Wabiga ayaa laga yabaa in ay xaalada uga sii daraan, waxaana hadda rajo xumo weyn muujinaya Qoysas markii hore naawilayay in ay ku sii nagaan karaan guryahooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda ma jiro gurmad la taaban karo oo ay heleen dadka ka barakacay Fatahaada iyo kuwa wali ku dhax go\u2019doonsan xaafaddaha ay Biyuhu ku dhufteen marka laga soo tago fariimo lagu dalbanayo gurmad iyo gargaar bani\u2019aadannimo oo dirayaan mas\u2019uuliyiinta Hirshabeelle iyo maamulka gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45888\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhay saacadihii ugu danbeeyay biyaha ku Fatahaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kaddib markii ay is biirsadeen Roobab Lixaad leh oo da\u2019aya iyo Wabiga Shabeelle oo Karkaarada jabsaday. Qeybo ka mid ah xaafaddaha magaalada ayaa ayeey biyuhu qariyeen halka dhinaca kalena ku shubayaan xaafado markii hore biyuhu aysan gaari jirin. Marka la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45997,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45996","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45996","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45996"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45999,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45996\/revisions\/45999"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45997"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}