{"id":45969,"date":"2018-04-26T23:05:06","date_gmt":"2018-04-26T20:05:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45969"},"modified":"2018-04-26T23:13:57","modified_gmt":"2018-04-26T20:13:57","slug":"mweynaha-puntland-cweli-cali-gaas-oo-sheegey-in-awoodda-soomaaliya-aaney-ku-urursaneyn-muqdisho-kaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/mweynaha-puntland-cweli-cali-gaas-oo-sheegey-in-awoodda-soomaaliya-aaney-ku-urursaneyn-muqdisho-kaliya\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Puntland C\/weli Cali Gaas oo Sheegey in Awoodda Soomaaliya Aaney Ku Urursaneyn Muqdisho Kaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/cweli-c-gaas.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45970\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/cweli-c-gaas.jpg\" alt=\"\" width=\"918\" height=\"584\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/cweli-c-gaas.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/cweli-c-gaas-300x191.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 918px) 100vw, 918px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta caalamka kula hadlayay magaalada Dubai ayaa sheegay in Puntland u madax-bannaan tahay in ay gasho heshiisyo caalami ah sida uu dhigayo ayuu yiri dastuurka dowlad gobolleedka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Gaas ayaa meesha ka saaray in dowladda Dhexe matali karto guud ahaanba dalka Soomaaliya isaga oo yiri \u2018\u2019 Awooda dalka Soomaaliya oo dhan ma\u2019aha mid ku Uruursan Muqdisho, \u2018Soomaaliya ma\u2019aha Muqdisho \u2018 Muqdisha-na ma\u2019aha Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Abdiweli Gaas wuxuu sheegay in Puntland Somalia dhul ahaan ka tahay 3 meelood hal qeyb, dad ahaana ka tahay 4 qeybood hal qeyb, Puntland tahay dawladda kaliya ee saaran Badda Cas iyo badweynta India, Dastuurka Puntland qorayo in ay heshiisyo caalami ah geli karaan, kuna dhaqmayaan dastuurkooda, dawladda Soomaaliya go\u2019aan ka gaari karin arimaha Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gaas ayaa sidoo kale shirkiisa jaraa\u2019id ku sheegay in Imaaraadka uu yahay dalka kaliya ee taageera maamulkiisa islamarkaana yahay Imaaraadka dal ay wadaagaan Ganacsiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in Imaaraadka uu kala dhaxeeyo xiriir dhinaca nabad-galyada ah, gaar ahaan la dagaalnaka tahriibka, argagixisada, burcad badeeda iyo waliba kalluumeysiga sharci darrada ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018Heshiiska aan la galnay DP World waxaa uu noqonayaa maalgashigii ugu wanaagsanaa ama ugu ballaarnaa ee aan sameyno tan iyo markii ay bur burtay dowladdda dhexe ee Soomaaliya 1991kii\u2019\u2019 ayuu yiri Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo siweyn u amaanay doorka Imaaraadka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalgashiga shirkadda DP World ayuu ku tilmaamay mid hormar u keeni kara guud ahaanba gobolka, gaar ahaan shaqo abuur loo sameynayo Kumannaan dhalinyaro ah shaqa la\u2019aantu heyso.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka jaraa\u2019id madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland ayaa imanaya waayadii ugu danbeeyayba cirka isku shareeray khilaafka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Imaaraadka kaa oo ka soo bilaawday go\u2019aankii ay dowladda Soomaaliya ka qaadatay khilaafka wadamada Khaliijka, hasse ahaatee xoogeystay tan iyo wixii ka danbeeyay markii ay dowladdu qabatay diyaar laga lahaa Imaaaraadka oo lacag malaayiin dollar ah ka soo dajisay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45888\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta caalamka kula hadlayay magaalada Dubai ayaa sheegay in Puntland u madax-bannaan tahay in ay gasho heshiisyo caalami ah sida uu dhigayo ayuu yiri dastuurka dowlad gobolleedka. Madaxweyne Gaas ayaa meesha ka saaray in dowladda Dhexe matali karto guud ahaanba dalka Soomaaliya isaga oo yiri \u2018\u2019 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45970,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45969","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45969","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45969"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45969\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45972,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45969\/revisions\/45972"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45970"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45969"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45969"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45969"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}