{"id":45965,"date":"2018-04-26T22:54:00","date_gmt":"2018-04-26T19:54:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45965"},"modified":"2018-04-26T22:55:32","modified_gmt":"2018-04-26T19:55:32","slug":"dacwadda-askeri-ka-tirsanaa-ciidamada-jubalandlaguna-eedeynayey-in-uu-xaaskiisa-diley-oo-maxkamada-ciidamada-jubaland-mar-kale-u-qabatey-dhageysiga-dacwadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/dacwadda-askeri-ka-tirsanaa-ciidamada-jubalandlaguna-eedeynayey-in-uu-xaaskiisa-diley-oo-maxkamada-ciidamada-jubaland-mar-kale-u-qabatey-dhageysiga-dacwadda\/","title":{"rendered":"Dacwadda Askeri Ka Tirsanaa Ciidamada Jubaland,Laguna Eedeynayey In uu Xaaskiisa Diley oo Maxkamada Ciidamada Jubaland Mar Kale u Qabatey Dhageysiga Dacwadda."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/maxkamda-jubaland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45966\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/maxkamda-jubaland.jpg\" alt=\"\" width=\"863\" height=\"647\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/maxkamda-jubaland.jpg 480w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/maxkamda-jubaland-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 863px) 100vw, 863px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Maamulka Jubbaland ayaa la horgeeyay dacwad ka dhan ah C\/laahi Asad Ismaaciil oo ku eedeysan in uu magaalada Kismaayo ku dilay 14-kii bishan April xaaskiisa oo lagu magacaabi jiray Muxubo Maxamed Guure.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dilkan ayaa ka dhacay xaafada Calanley ee magaalada Ksismaayo, xili habeen ah saacadu marka ay aheyd 08:00 fiidnimo, sida ay sheegtay Maxkamadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha maxkamadda darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida Jubbaland Bashiir Max\u2019uud Xareed ayaa sheegay kiiskan maxkamadda la horkeenay in dib loo baari doono, wuxuuna tilmaamay in dib la isugu soo laaban doono 15-ka bisha May 2018, maadaama cadeymo ku filan la waayay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMaxkamadda maanta waxaa ay u fariisataya dhageysiga koowaad kiis Dil ah oo lagu soo eedeeyay C\/laahi Asad Ismaaciil oo 28 sano jir ka tirsan Taliska ciidamada Jubbaland, markii aan dhageysanay Dacwada waxaa inoo cadaaday inaan la keenin cadeymo ku filan kiiskan, waxay xeer ilaaliyaha Maxkamadda fareysaa in uu keeno cadeyn ku filan kiiskan, dib ayaana la isugu soo laaban doonaa\u201d ayuu yiri Gudoomiye Bashiir.<\/p>\n<p align=\"justify\">C\/laahi Asad Ismaaciil ayaa Muxubo Maxamed Guure guursaday 15-kii bishii Janaayo 2018-ka, waxaana dhacdadan maalmihii dambe aad loogu hadal hayay baraha bulshada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Falkan uu ku eedeysan yahay askarigan ayaa noqday mid aad la yaab iyo amkaag ugu riday bulshada Soomaaliyeed, kaddib markii la sheegay in xili habeen ah xaaskiisa oo jiifta uu si ula kac ah u dilay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45888\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Maamulka Jubbaland ayaa la horgeeyay dacwad ka dhan ah C\/laahi Asad Ismaaciil oo ku eedeysan in uu magaalada Kismaayo ku dilay 14-kii bishan April xaaskiisa oo lagu magacaabi jiray Muxubo Maxamed Guure. Dilkan ayaa ka dhacay xaafada Calanley ee magaalada Ksismaayo, xili habeen ah saacadu marka ay aheyd 08:00 fiidnimo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45966,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-45965","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45965","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45965"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45968,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45965\/revisions\/45968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}