{"id":45916,"date":"2018-04-25T20:27:51","date_gmt":"2018-04-25T17:27:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45916"},"modified":"2018-04-25T20:40:53","modified_gmt":"2018-04-25T17:40:53","slug":"fatahaada-wabiga-shabeele-oo-isa-soo-tareysa-iyo-dadaal-loogu-jiro-sidii-wax-looga-qaban-lahaa-in-biyaha-wabigu-gaaraan-meelo-hor-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/fatahaada-wabiga-shabeele-oo-isa-soo-tareysa-iyo-dadaal-loogu-jiro-sidii-wax-looga-qaban-lahaa-in-biyaha-wabigu-gaaraan-meelo-hor-leh\/","title":{"rendered":"Fatahaada Wabiga Shabeele oo Isa Soo Tareysa iyo Dadaal loogu jiro Sidii Wax looga Qaban lahaa in Biyaha Wabigu gaaraan Meelo Hor Leh."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/fatahaad-w-shabele.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45917\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/fatahaad-w-shabele.jpg\" alt=\"\" width=\"980\" height=\"654\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/fatahaad-w-shabele.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/fatahaad-w-shabele-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 980px) 100vw, 980px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin ayaa warbaahinta u sheegay in tirada dadka ka barakacay fatahaada magaalada qiyaastii gaarayaan 9000 oo ruux kuwaa oo maciinbiday deegaannada dulleedka Bari gaar ahaan Ceel Jaalle.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha aya ka deyriyay xaalada nolaleed ee dadka ka barakacay guryihii ay ku noolaayeen, kuwaa oo sida uu hadalka u dhigay ku dandareysay deegaannadii ay u barakaceen.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaan u tagnay qoysas wax u diyaarsan aysan jirin oo meel cidlo ah daadsan, ma heystaan guryo iyo Hoy ay gallaan, ma heystaan musuqulo, ma heystaan wax ay ka gallaan roobka wali da\u2019aya, waxaa ay u baahan yihiin in lala gaaro gargaar degdeg ah ah\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa intaa ku darray in ay hayaan xog ku saabsan biyo ka soo rogmaday roobabka ka da\u2019aya Itoobiya ku soo fool leeyihiin magaalada, waana tan keentay in 30% dadkii ku dhaqnaa magaalada goor hore isaga sii baxaan iyaga oo ka cabsi qaba wax-yeelo ka soo gaartay biyahan digniinta laga soo saaray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaafaddaha ugu badan ee laga barakacay ayaa waxaa ka mid ah Xaawo-Taako Kooshin iyo qeybo ka mid ah xaafadda Buundo-weyn ee magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p align=\"justify\">Biyaha hadda dadka barakiciyay ayaa ah xereeda roobabkii ugu danbeeyay ee ka da\u2019ay magaalada kaddib markii Wabiga oo buux dhaafay uu dib ugu soo rogay biyaha xaafaddaha magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma jiro ilaa iyo hadda kaalmo muuqata oo la gaarsiiyay dadka ka barakacay fatahaada marka laga reebo Bacaha laga gallo roobka oo ay gaarsiiyeen maamulka gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45888\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin ayaa warbaahinta u sheegay in tirada dadka ka barakacay fatahaada magaalada qiyaastii gaarayaan 9000 oo ruux kuwaa oo maciinbiday deegaannada dulleedka Bari gaar ahaan Ceel Jaalle. Guddoomiyaha aya ka deyriyay xaalada nolaleed ee dadka ka barakacay guryihii ay ku noolaayeen, kuwaa oo sida uu hadalka u dhigay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45917,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45916","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45916","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45916"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45919,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45916\/revisions\/45919"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45917"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}