{"id":45909,"date":"2018-04-24T22:44:22","date_gmt":"2018-04-24T19:44:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45909"},"modified":"2018-04-24T22:44:22","modified_gmt":"2018-04-24T19:44:22","slug":"haamaha-shidaalka-berbera-oo-shidaalka-ay-bixiyeen-gaadiidkii-yar-yaraa-wada-xumaadeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/haamaha-shidaalka-berbera-oo-shidaalka-ay-bixiyeen-gaadiidkii-yar-yaraa-wada-xumaadeen\/","title":{"rendered":"Haamaha Shidaalka Berbera oo Shidaalka Ay Bixiyeen Gaadiidkii Yar Yaraa Wada Xumaadeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hamaha-shidalka-berbera.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft  wp-image-45910\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hamaha-shidalka-berbera.jpg\" alt=\"\" width=\"926\" height=\"521\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hamaha-shidalka-berbera.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hamaha-shidalka-berbera-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 926px) 100vw, 926px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">Gaadiidleyda Somaliland ayaa muddooyinkii u dambeeyey ka cabanaya shiidaal xun oo gaadiidkii waxyeelo u soo gaystay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gaadiidkii yaryaraa ee Batroolka ayaa ugu daran kuwo shiidaalku waxyeeloobay,isla markaaana illaa hadda wax laga qabtay oo xukuumad ahaan wax kaga qabatay ma jirto, inkastoo wasiirka Ganacsiga Somaliland sheegay inuu guddi baadha shiidaalkaasi xun sidii dalka ku soo gallay saaray hadana illaa hadda ma jirto nadiijo ka soo baxday.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cBaabuurtii oo dhan way wadayaalaan, waxaana lagu shubay shiidaal xun oo baabuurkiiba istaagayo, illaa hadana shiidaalkaas xun kaalmihii way iibnayaan oo kolba baabuur kale uun baa sii xumanaya\u201dayuu yidhi Maxamed Jaamac oo ka mid ah gaadiidleyda shiidaalka xun ka xumeeyey baabuurkoodda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shiidaalkan xun ayaa lagu shubay haamaha kaydka ee Berbera, waxaana eedda arrintan isku tuurtuuraya shirkadaha shiidaalka keenna oo mid waliba ku doodayso in aanay shiidaalka xun shaqo ku lahayn, haseyeeshee dhamaan shirkadaha shiidaalka keena haamaha shiidaalka uun baa lagu wada shubaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkadaha shiidaalka keenay ayaa diiday in ay khasaare badan la kulmaan sidaas darteed waxay diidan yihiin in la qubo oo shiidaalka ku jira haamaha kaydka dhamaantood laga wada shubo si shiidaal nadiif ah lagu shubo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkadaha keena shiidaalka ayaa qaarkood shiidaal u doontay Jabuuti kaasi oo ka qaalisan shiidaalkii awal ka iman jirey dibadda ee Berbera ka soo dega.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45886\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45888\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaadiidleyda Somaliland ayaa muddooyinkii u dambeeyey ka cabanaya shiidaal xun oo gaadiidkii waxyeelo u soo gaystay. Gaadiidkii yaryaraa ee Batroolka ayaa ugu daran kuwo shiidaalku waxyeeloobay,isla markaaana illaa hadda wax laga qabtay oo xukuumad ahaan wax kaga qabatay ma jirto, inkastoo wasiirka Ganacsiga Somaliland sheegay inuu guddi baadha shiidaalkaasi xun sidii dalka ku soo gallay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45910,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45909","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45909","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45909"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45909\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45911,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45909\/revisions\/45911"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45910"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45909"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45909"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45909"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}