{"id":45879,"date":"2018-04-23T20:26:43","date_gmt":"2018-04-23T17:26:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45879"},"modified":"2018-04-23T20:28:04","modified_gmt":"2018-04-23T17:28:04","slug":"wasaaradaha-warfaafinta-dawlad-goboleedyada-oo-qaadacey-shirka-bedqabka-saxafiga-lasoo-gabagabeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/wasaaradaha-warfaafinta-dawlad-goboleedyada-oo-qaadacey-shirka-bedqabka-saxafiga-lasoo-gabagabeeyey\/","title":{"rendered":"Wasaaradaha Warfaafinta Dawlad Goboleedyada oo Qaadacey Shirka Bedqabka Saxafiga Lasoo Gabagabeeyey."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/daah-furka-bedqabka-saxafiga-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45880\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/daah-furka-bedqabka-saxafiga-1.jpg\" alt=\"\" width=\"888\" height=\"591\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/daah-furka-bedqabka-saxafiga-1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/daah-furka-bedqabka-saxafiga-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 888px) 100vw, 888px\" \/><\/a><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sii hayaha xilka wasiirka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, ahna wasiir kuxigeenka wasaaraddaasi Mudane C\/raxmaan iidaan Yoonis ayaa soo xiray shirki looga hadlayay bad-qabka saxafiga, kaa oo labadii maalmood ee u danbeeyay ka socday magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shirkan oo ay ka qeybgaleen madax ka socotay warbaahinta dowliga ah, tan madaxa bannaan, ururrada bulshada rayidka ah iyo marti sharaf kale ayaa intii uu socday looga dooday arimo la xiriira sidii suxufiyiinta Soomaaliyeed ay si bad-qab ah ugu gudan lahaayeen waajibaadkooda, loona ilaalin lahaa xuquuqahooda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shirka ayaa go\u2019aanadii kazoo baxay waxaa kamid ahaa dhismaha guddiga qaran ee bad-qabka suxufiyiinta Soomaaliya, kaa oo ka koobnaan doona ilaa 11 xubnood oo kala kala iman doona dowladda, warbaahinta iyo bulshada rayidka ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhinaca kale, wasiirada warfaafinta dowlad goboleedyada dalka oo iyagu markii hore lagu casuumay shirka ayaa isaga baxay maalintii 1-aad ee uu shirku furmay, ayagoo ku eedeeyay wasaaradda warfaafinta dowladda Soomaaliya in ay marin habaabisay shirka islamarkaana aysan muuqan doorkii ay lahaayeen dowlad goboleedyada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka wasaaradda warfaafinta Jubbaland Mudane C\/nuur Cali Aadan oo la hadlay shabkaddaha Warbaahinada ayaa sheegay in natiijada kasoo baxday shirkaasi aysan quseyn.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">\u201cShirkaasi dhammaan dowlad goboleedyada way isaga baxeen, natiijada kasoo baxday maahan mid na quseeysa, waxaan cadeeyneynaa in shirkaasi aynan ka qeybgalin oo aynan shaqo ku lahayn waxa kasoo baxay,\u201d ayuu wasiirku hadalkiisii raaciyay.<\/span><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45698\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Sii hayaha xilka wasiirka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, ahna wasiir kuxigeenka wasaaraddaasi Mudane C\/raxmaan iidaan Yoonis ayaa soo xiray shirki looga hadlayay bad-qabka saxafiga, kaa oo labadii maalmood ee u danbeeyay ka socday magaalada Muqdisho. Shirkan oo ay ka qeybgaleen madax ka socotay warbaahinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45880,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45879","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45879","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45879"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45879\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45881,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45879\/revisions\/45881"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45880"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45879"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45879"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45879"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}