{"id":45847,"date":"2018-04-22T21:13:15","date_gmt":"2018-04-22T18:13:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=45847"},"modified":"2018-04-22T21:28:24","modified_gmt":"2018-04-22T18:28:24","slug":"rwasarihii-hore-cumar-crashiid-oo-beeniyey-in-wax-heshiis-milateri-ay-la-galeen-dawladda-imaaraadka-intii-uu-xilka-hayey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/04\/rwasarihii-hore-cumar-crashiid-oo-beeniyey-in-wax-heshiis-milateri-ay-la-galeen-dawladda-imaaraadka-intii-uu-xilka-hayey\/","title":{"rendered":"R\/Wasarihii Hore Cumar C\/rashiid oo Beeniyey in Wax Heshiis Milateri ay La Galeen Dawladda Imaaraadka Intii uu Xilka Hayey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/c-crashiid.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-45848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/c-crashiid.jpg\" alt=\"\" width=\"961\" height=\"641\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/c-crashiid.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/c-crashiid-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 961px) 100vw, 961px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke ayaa oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in uu jiray heshiis la xiriira dekedda Berbera oo ay la galeen Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sharma\u2019arke ayaa sheegay in uusan jirin muddadii uu xilka hayay heshiis militari iyo mid ganacsi oo dhaxmaray iyaga iyo Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaan idin cadeynayaa labadii sano ee aan dalka ra\u2019iisal wasaaraha ka ahaa ma jirin wax heshiis militari ama ganacsi ah oo na dhaxmaray Imaaaraadka, gaar ahaan haddii ay ahaan lahaayeen arrimaha dekeddaha sida Berbera ama Boosaaso\u2019\u2019 ayuu yiri Cumar C\/rashiid.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin wuxuu sheegay in uusan ka warqabin ama ka hadli karin xukuumadihii isaga ka horeeyay, laakiin arinta ka hadlayaa tahay oo kaliya labadii sano uu dalka ra\u2019iisal wasaaraha ka ahaa ama xukuumadiisu jirtay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Kuwii iga horeeyay uma hadli karo, waxaa ka hadli kara mas\u2019uuliyiintii waqtigaa joogay, laakiin Labadii sano ee aan mas\u2019uuliyada hayay wax heshiis ah oo aan la galnay Imaaaraadka ma jirin\u2019\u2019 ayuu yiri Cumar C\/rashiid.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka ka soo yeeray ra\u2019iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharm\u2019arke ayaa imanaya xili dhawaan wasiiru-dowlaha arrimaha dibeda Imaaraadka uu sheegay in heshiiska dekedda Berbera ay la galleen dowladdihi hore, inkastoo uusan cadeyn gaar ahaan cidda heshiiskaa uga mas\u2019uulka aheyd dowladii hore ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45698\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45697\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45699\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-45700\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke ayaa oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in uu jiray heshiis la xiriira dekedda Berbera oo ay la galeen Imaaraadka Carabta. Sharma\u2019arke ayaa sheegay in uusan jirin muddadii uu xilka hayay heshiis militari iyo mid ganacsi oo dhaxmaray iyaga iyo Imaaraadka Carabta. \u2018\u2019Waxaan idin cadeynayaa labadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":45848,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-45847","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=45847"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45850,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/45847\/revisions\/45850"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/45848"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=45847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=45847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=45847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}